{"id":14389,"date":"2018-01-19T18:50:57","date_gmt":"2018-01-19T18:50:57","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14389"},"modified":"2018-01-19T18:50:57","modified_gmt":"2018-01-19T18:50:57","slug":"qaramada-midoobay-oo-ethiopia-ku-amaantay-sii-daynta-maxaabiista","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14389","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay Oo Ethiopia Ku Amaantay Sii Daynta Maxaabiista"},"content":{"rendered":"<p><strong>Dawladda Ethiopia ayaa dhawaan 115 maxbuus oo uu kujiro hogaamiyaha xisbiyadda mucaaradka ah ee dalkaasi ooda ka qaaday.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maxaabiistan dib u helay xorriyadooda ayaa la midoobay qoysaskooda, hadaba war ka soo baxay qarmada midoobay ayaa lagu bogaadiyay dawladda Ethiopia go\u2019aanka ay ku gaadhay in sii dayso maxaabiistaasi.<\/strong><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline \"><\/div>\n<p><strong>Afhayeen u hadashay Xafiiska qaramada midoobay u qaabilsan xuquuqal iinsaanka oo lagu magacaabo Liz Throssell\u00a0 oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in go\u2019aankaasi uu yahay mid mudan in sidiisa loo soo dhaweeyo.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxa uu xukuumadda Ethiopia ku booriyay in ay sii wado sii daynta maxaabiista kale ee ku jirta xabsiyadda wadankaasi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cWaxa aanu soo dhaweynaynaa go\u2019aanka ay xukuumadda Ethiopia Arbacadii oo ay bisha January ahayd 17 laga sii daayay xabsiyadda, kuwaas oo ay ku jireen xubno ka mid ah hogaamiyayaasha xisbiyadda wadankaasi\u201d ayuu yidhi<\/strong><\/p>\n<p><strong>Mrs Liz oo hadalkeeda sii wadata ayaa tidhi \u201cWaxa aanu ku boorinaynaa dawladda Ethiopia in ay sii wado talaabadda ay ku sii daynayso Maxaabiista xidhan kuwaas oo ay ku jiraan ku jiraan xubno siyaasiyin ah iyo waliba dad xadhig ku mutaystay in ay cabireen xaqa u leeyihiin in ay xorriyad helaan\u201d ayay tidhi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Sidoo kale waxa ay walaac xoog ka muujisay xaalada wadanka \u00a0Honduras oo muranka natiijadda doorashadii dalkaasi ka dhacday ay sababtay in xaalada wadankaasi ay ka sii dartay isla markaana ay dad badani ku dhinteen rabashaddaha wadankaasi ka dhacaya.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxa ay sheegtay in intii u dhaxaysay 29 November and 22 December, dad lagu qiyaasay 22 qof lagu dilay rabshado ka dhashay natiijadda doorashada wadanka Honduras.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxa ay xustay in 13 qof oo ka mid ah dadka wadanka Honduras ku dhintay ay dileen ciidamada wadankaasi.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Ethiopia ayaa dhawaan 115 maxbuus oo uu kujiro hogaamiyaha xisbiyadda mucaaradka ah ee dalkaasi ooda ka qaaday. Maxaabiistan dib u helay xorriyadooda ayaa la midoobay qoysaskooda, hadaba war ka soo baxay qarmada midoobay ayaa lagu bogaadiyay dawladda Ethiopia go\u2019aanka ay ku gaadhay in sii dayso maxaabiistaasi. Afhayeen u hadashay Xafiiska qaramada midoobay u qaabilsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14390,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14389","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14389","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14389"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14391,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14389\/revisions\/14391"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}