{"id":14392,"date":"2018-01-19T19:00:12","date_gmt":"2018-01-19T19:00:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14392"},"modified":"2018-01-19T19:00:12","modified_gmt":"2018-01-19T19:00:12","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-magalada-hargeysa-kula-kulmay-safiirka-midawga-yurub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14392","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Magalada Hargeysa Kula Kulmay Safiirka Midawga Yurub Ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Oo Kulan Wada Yeeshay Maanta<\/strong><\/p>\n<p><strong>Hargeysa(GLN);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta oo jimce ah taariikhduna ay tahay 19\/01\/2018 la kulan la qaatay safiirka midawga yurub, u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Veronique Lorenzo, oo dalka ku sugan, waxaana kulankaasi lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa loona dardar gelin lahaa xidhiidhka wada shaqayn<span class=\"text_exposed_show\">eed ee midawga yuurb iyo Somaliland.<\/span><\/strong><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline \"><\/div>\n<p><strong>Waxa kale oo ay ka wada hadleen madaxweynaha iyo safiirku sidii laysaga kaashan lahaa, loona adkayn lahaa wada shaqaynta amniga iyo arrimaha budhcad badeeda, midawga yurubna ay sii wadan taageerada ay Somaliland, awalba ka siin jirtay arrimaha la xidhiidha, maalgashiga, qorshaha mashaariicda horumarineed ee dalka lagu horumarinayo iyo inay xooga saaraan, mashruuca weyn ee lagu dhisayo waddada u dhaxaysa Berbera iyo Wajaale loona yaqaan (Berbera Corridor), waxa kale oo kulankaasi lagu soo qaaday sidii dib loogu bilaabi lahaa wada hadaladii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxaanu kulankaasi ku soo dhamaaday is afgarad iyo in sare loo qaado xidhiidhka labada dhinac ee Somaliland iyo Midawga yurub, sidoo kalena ay Somaliland ka taageeran dhinacyada maalgashiga, qorshaha horumarineed iyo tayeynta waxbarashada gaar ahaan farsamada gacanta.<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26239944_1533143573466157_113745224732054382_n.jpg?oh=c10551c94dea6a6e64ee395669dd9367&amp;oe=5AE2782C\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26804934_1533144053466109_6740538305097933904_n.jpg?oh=569ad8f0d108af0779df7cc7115f494f&amp;oe=5AFB3A3B\" alt=\"Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, table, wedding and indoor\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26992730_1533143973466117_3759215536135362979_n.jpg?oh=01a2acd21e8fd5ac2465b819d79a5d24&amp;oe=5AE0D76E\" alt=\"Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26734029_1533143600132821_8385386995867083257_n.jpg?oh=3e5bdd55f2f28f881c29c5b430f1a30f&amp;oe=5AE4D1E7\" alt=\"Image may contain: 1 person, smiling, sitting and suit\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26805358_1533144036799444_7646276324820806441_n.jpg?oh=610df807ef08fe29f65b44e25b171bbb&amp;oe=5AEA8F56\" alt=\"Image may contain: 1 person, standing, suit and outdoor\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26907446_1533143593466155_7570737295995741389_n.jpg?oh=6bd17758feda16131ef1ae764d12c58e&amp;oe=5AE59AF1\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor\" \/><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Oo Kulan Wada Yeeshay Maanta Hargeysa(GLN);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta oo jimce ah taariikhduna ay tahay 19\/01\/2018 la kulan la qaatay safiirka midawga yurub, u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Veronique Lorenzo, oo dalka ku sugan, waxaana kulankaasi lagaga wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14393,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14392","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14392","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14394,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14392\/revisions\/14394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14393"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}