{"id":14443,"date":"2018-01-22T19:05:28","date_gmt":"2018-01-22T19:05:28","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14443"},"modified":"2018-01-22T19:05:28","modified_gmt":"2018-01-22T19:05:28","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-somaliland-oo-gaadhay-deegaanka-tukoraq-ee-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14443","title":{"rendered":"Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukoraq Ee Gobolka Sool."},"content":{"rendered":"<p><strong>Madaxweyne Ku Xigeenka Soomaalilaand Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay Jiida Hore ee Degmadda Tukoraq oo ay dhawaan ciidamada Somaliland kala wareegeen Maamulka Puntland.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waftiga Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ay wehelinayeen Taliyaha Ciidamada Milatariga Somaliland, Wasiiradda gaashaan dhiga, biyaha, wasiir ku xigeenka warfaafinta\u00a0 iyo xubno kale ayaa kulamo la yeeshay ciidamada Jiida hore iyo shacabka deegaankaasi.<\/strong><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline \"><\/div>\n<p><strong>socdaalkan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee uu madaxweyne ku xigeenka Somaliland uu ku tagay deegaankaasi ayaa waxa uu balan qaaday in xukuumadiisu ay wax badan ka qaban doonto baahiyaadka kala duwan ee ka jira deegaankaas.<\/strong><\/p>\n<p><strong>warkan oo faahfaahsan la soco goor dhaw<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-59279 td-animation-stack-type0-2\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/26904738_1933512620244548_67551008447468013_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-59280 td-animation-stack-type0-2\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/26907277_1933512616911215_4719533466346601397_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Ku Xigeenka Soomaalilaand Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay Jiida Hore ee Degmadda Tukoraq oo ay dhawaan ciidamada Somaliland kala wareegeen Maamulka Puntland. Waftiga Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ay wehelinayeen Taliyaha Ciidamada Milatariga Somaliland, Wasiiradda gaashaan dhiga, biyaha, wasiir ku xigeenka warfaafinta\u00a0 iyo xubno kale ayaa kulamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14444,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14443"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14445,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14443\/revisions\/14445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14444"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}