{"id":14452,"date":"2018-01-22T19:52:47","date_gmt":"2018-01-22T19:52:47","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14452"},"modified":"2018-01-23T17:34:09","modified_gmt":"2018-01-23T17:34:09","slug":"muuse-intii-uu-talada-qabtay-habeenkii-ma-seexdo-ilaa-uu-farmaajo-la-hadlo-guddomiyha-waddani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14452","title":{"rendered":"Guddoomiye Cirro: \u201dIntii Muuse Madaxweynaha Noqday, Habeenkii Ma Seexdo Illaa Uu Farmaajo La Hadlo.&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Borama (GLN):- Musharraxii madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Ciro), ayaa khubad uu u jeediyey dadweyne reer Borama ah waxa uu kala kala hadlay arrimo kala duwan oo uu ka mid yahay dagaalka Tuko-raq. Isaga oo u sheegay taageerashii reer Awal ee codkooda WADDANI siiyey inay u tanaasuleen nabadda iyo xasiloonida Somaliland.<\/p>\n<p>Musharax Ciro waxaa uu sheegay in aanu dagaal xal aheyn isla markaana arinta xuduudka lagu dhameeyo wada hadal.<\/p>\n<p>https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=pGxZn6uGa0w<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Borama (GLN):- Musharraxii madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Ciro), ayaa khubad uu u jeediyey dadweyne reer Borama ah waxa uu kala kala hadlay arrimo kala duwan oo uu ka mid yahay dagaalka Tuko-raq. Isaga oo u sheegay taageerashii reer Awal ee codkooda WADDANI siiyey inay u tanaasuleen nabadda iyo xasiloonida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14462,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14452","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14452"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14463,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14452\/revisions\/14463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}