{"id":14455,"date":"2018-01-23T17:41:08","date_gmt":"2018-01-23T17:41:08","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14455"},"modified":"2018-01-23T17:41:35","modified_gmt":"2018-01-23T17:41:35","slug":"baanankaiyosoomaalida-wq-cabdifataaxsulaymaancaw","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14455","title":{"rendered":"Baanankaiyosoomaalida. WQ: CabdifataaxSulaymaanCaw"},"content":{"rendered":"<p>Umadasoomaaliyeedbadankeeduwaxay u baahantayinayfahantowuxuyahaybangi, shaqaduqabto, faa-idadabangiyadu u leeyihiin? Marka ay fahmanshacabkasomaliyeedsuaalahaniyoqaarkalooka ag dhawayaykudhiirankaraanoo u hiloowikaraanisticmaalkabangiyadalakinintaaanayfahminamaaanaykajawaabikaraynsuaalahaskorkuxusaninayisticmaalaanwaabaabacadaasoolayidhitimohakasoobaxaanookadhiganhadalkiixikmadabadnaeelagahayaynin philosophy ah eeuulahaaqofwalbawaa la necebyaywaxaanuaqoon!! Tusaaleahaanadiguhadiiaadcunijirtayhilibgeeloolagukeenoayaxamashimbirowaadnecbaysanaysaasidanwaxakadhiganhadiiaadtaqaanayinadgurigaagakukaydsatolacagtadaamaaadadigaiyodhawrqofoo kale iskudarsanjirteenlacagookolbamidkiin la siinjiraysiuu wax uguqabsado (hagbad) kaamadhadhicikartoinadlacagtaadakukaydsatobangiaanadhore u aqoonisticmaalkiisaookugucusub, nin philosophy ah ayaalagahayay game kawaxa la ciyaaraamarkaaadshuruucdiisabaratidbangiginawaxa la isticmaalaamarkadshurucdiisafahantid.<\/p>\n<p>Waxanidinlawadagayaaqisoyaroogaabanoouunoogasheekeyaymacalinjaamacad Uganda ah noodhigayayqisadanookudhacdaygabadhsomaliyeed, gabadhansomaliyeedwaxa loo soodiraylacagtiibiilkaiyotiijaamacadahalkii ay lacagtakadhiganlahayd bank account waxy lacagtiikuridatayqolfada mobile kaeexagadambe, dabadeedwaxadhacday in mobile kiilagaxadaylacagtiinakaraacday! Waa arinnaxdinbadanhadanalayaabkeedaleh. Sidaydoontaba\u00a0 haahaatewaaarintusaale u ah shacabkasoomaaliyeedoo aykalakulmanfahan la aantabangiyadadhacdadaniyodhacdoyin kale ookasiiwaawayn. Hadabaumadasoomaaliyeedwaxay u bahanatayin\u00a0 lafahansiiyoisticmaalkabaanankameelkastaoo ay joganiyadoo loo samaynayodhiirigalin, xayaysiinlanatusayofaa-idada ay u leeyihiin.Bangiyadumaahameellagukaysadolacagtaookaliyalakin way kamacnobalaadhanyiinwaxanayleeyiinqaybokaladuwaniyadoolagukalasaarayoshaqooyinka ay qabtaaniyoqaabdhismeedkooda, hadiiaansooqaadanonoocyokamidabangiyadawaxaugumuhiimsankuwan;<\/p>\n<ol>\n<li>Bangigadhexe (central bank):<\/li>\n<li>Bangiyadagaarka ah (specialized bank): waabangiyadaaandawligaahayneegaar loo leeyay.<\/li>\n<li>Bangiyadaganacsiga ah (commercial bank): wabangiyada u gaarka ah ganacsiga.<\/li>\n<li>Bangiyadaislaamiga ah (islaamic bank): waabangiyadakushaqeeyanidaamkaislaamiga ah.<\/li>\n<li>Bangiyadamaalgelinta (investment bank): waabangiyadadhiirigaliyamaalgalinta.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Bangigadhexe (central bank):<\/strong><\/p>\n<p>Bangigadhexewaahaayadaugumuhiimsaneewadanleeyahay, sababto ah bangigadhexewuxusaamaynwaynkuleeyahygabiahanbaganacsigawadanka,maalgashiga, shaqoabuurka, sharciyayntaiyoshuruuuc u dajintabangiyadaiyohaayadaha kale eekaganacsadalacagta,dajintasicirkalacagtaiyowaxa ay qarashgaranaysodawladawadankaasi.<\/p>\n<p>Shaqoyinkauguwaawayneebangigadhexeqabtowaxakamida:<\/p>\n<ol>\n<li>Inuubangi u noqdodawladaiyowalibabangiyada kale.<\/li>\n<li>Inuukormeerosuuqyadabangiyada kale.<\/li>\n<li><\/li>\n<li>Inuunoqdohaayadbadbaadisabangiyada kale hadii ay kacayaan.<\/li>\n<li>Inuufuliyosiyaasadalagumaamulosicirgoyntalacagtasuuqakujirta .waxaysicirgoyntalacagtumuhiim u tahaybangigadhexe, Sicirkalacagtuwuxusaamaynkuyeeshaalaabtasoodagtaiyo ta dhoofta. Waa habkakaliyaeelaguogaankarotartankadhaqaaleeewadankulajirowadan kale.<\/li>\n<li>Inuuruqsadosiiyobaanankacusubiyokuwiihore (license).<\/li>\n<\/ol>\n<p>Intaawaxaankudarilaainaymuhiimtahaymarka ay dawladubixinaysomashaariic ay kubixisolacagteedawayotaniwaxaykacaawinaysaabangigadhexeinuusargooyosicirkalacagta.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxamuhiimainuubangigadhexeyeeshosuuqasarifkalacagahaqalaad, tani waxy u sahlaysaabangigainugacantakuhayosicirkalacagahaqaladiyo ta dalkaba (shilling).Akhristeintankumakoobikarnobangigadhexewuxuu yay iyoshaqadiisahadiiAlleidmowaxaniskudayidoonainankadiyaarinomaqaalugaar ah.<\/p>\n<p><strong>Bangiyadagaarka ah:<\/strong><\/p>\n<p>Bangiyadagaarka ah waxayleeyihiinqaybobadanwaxanakamida:<\/p>\n<ol>\n<li>Bangiyadabeeraha (agricultural banks): waabangiyadadhiigirgaliya wax soosaarkabeeraha, dhulkeenawaqtiganlagamahelikarobangiyadanoocan ah!<\/li>\n<li>Bangiyadawarshadaha (industrial banks): waabangiyadadhiirigaliya wax soosaarkawarshadaha.<\/li>\n<li>Bangiyadaguryaha (real state banks): bangiyadanwaabangiyadadhiirigaliyadib u dhiskadalka,bangiyadanoocanoo kale ah waykajirikarandhulkeenalakinwaxanjirindadkiiaqoonta u lahawayotusaleahaanshirkadahafarahabadaneedhismahaayaadalkadhisilaaqaybokamidadabdeednaiskumagacabilaabangiga dib u dhiskadalkalakin ma fahansana! Amabaanankacaadiga ah ayaa la xidhanlaashirkadahadhismahadalkana dib u dhiskusamaynlaaeewaxajirtahagrashoiyoaqoondaro!<\/li>\n<li>Bangiyadaganacsigadebada (international trading banks): bangiyadanoocanoo kale ah waxaydhiirigaliyaanganacsigadibadaootusaaleahanqofkiiugabaahnaa china amajabangaadhiamabadeecad kale ayayusoqaadanoo ay u fududeeyaan, ashkhaasayakushaqaystabangiyadanoocan ah lakin ma fahansanainaybangiabuurikaranganacsi!<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>Bangiyadaislaamkaiyokaalintoodasakada<\/strong><\/p>\n<p>Bangiyadaislaamkuwaabangiyadaaanlahayndulsaarkaiyodheefkorkasidoo kale waabangiyadakushaqeeyanidaamislaamiga ah.<\/p>\n<p>Bangiyadaislaamkuwaxaykaqaybqaataanururintasakada, maamulkeedaiyosidoo kale gaadhsiintacidiixaqa u lahaydeesakadu ay kubaxaysay.<\/p>\n<p>Markauguhoraysabangiyadaislaamkuwaasakobixiyayaal, shaqadalabaadeekagaaadansakadawaainaydhiirigaliyaanbixintasakadaiyakoomacaamiishoda u dirayafariimo ay kuxasuusinayaansakobixintaiyosanduuqama account u gaarasakobixinta.<\/p>\n<p>Hadabawaxa is waydiinmudanmuxuu Somalilandama Somaliaugahirgaliwaayeenbaanankaladuwan?<\/p>\n<p>Su aashanjawaabteedaoo u baahan in lagaqoramaqaalgaarawaxniskudayidonainankuso kobo qodobodhawraoo ay kamidyihiin:<\/p>\n<ol>\n<li>Waxalagusheegay website ka CIA in dhaqalahaama GDP Somaliduuuaad u hooseeyosidaasoytaywuxuubangigaaduunku u aqoonsanyay dal dhaqalihiisuaad u hooseyooofaqrikajiro.<\/li>\n<li>Inbadanookamidadhulkasomalidudagtogaarahaankonfurtasoomaliaooamnidarobaankajirto, ooaanlagusoodhiiranKarin.<\/li>\n<li>landburburkiidawladii Somalia 1991 ilaa manta wax aqonsiya may helintaasinawaxaysababtay in aanlagusodhiiran Karin Somaliland.<\/li>\n<li>Sharciadaygdhankadawlada ah (legal risk)<\/li>\n<li>Baanankaaanislaamigaahynooaankusoodhiiran Karin SomalilandiyoSomalia madaamaoo ay dadku 100% muslimyihiinooaanaydiintaislaamku u banyan dulsaarka.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Iyadoo ay sidaatahaywaxanrajaynaya in mar kaliya ay Somalilandiyo Somalia ay iskubadalidoonaangoobobangiyaduaadugahirgalaansababtoo ah<\/p>\n<p>Xawladaayaaburburkiiiyoka go-itaankiiSomaliyakadibugalaykaalintiibaananka, waanhubaa in maalinmaalmahakamidaxawaaladahatiradabadaneekashaqeeyadhulka Somaliland iyo Somalia ay iskubadalidoonaanbaanancaalamiya.<\/p>\n<p><strong>W\/Q: CabdifataaxSulaymaanCawil<\/strong><\/p>\n<p><strong>MBA <\/strong><\/p>\n<p><strong>Islamic University In Uganda (IUIU) <\/strong><\/p>\n<p><strong>Date: 09\/ jan\/2018<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/2018-01-23-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-14464\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/2018-01-23-3-295x300.png\" alt=\"\" width=\"295\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/2018-01-23-3-295x300.png 295w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/2018-01-23-3.png 327w\" sizes=\"auto, (max-width: 295px) 100vw, 295px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Umadasoomaaliyeedbadankeeduwaxay u baahantayinayfahantowuxuyahaybangi, shaqaduqabto, faa-idadabangiyadu u leeyihiin? Marka ay fahmanshacabkasomaliyeedsuaalahaniyoqaarkalooka ag dhawayaykudhiirankaraanoo u hiloowikaraanisticmaalkabangiyadalakinintaaanayfahminamaaanaykajawaabikaraynsuaalahaskorkuxusaninayisticmaalaanwaabaabacadaasoolayidhitimohakasoobaxaanookadhiganhadalkiixikmadabadnaeelagahayaynin philosophy ah eeuulahaaqofwalbawaa la necebyaywaxaanuaqoon!! Tusaaleahaanadiguhadiiaadcunijirtayhilibgeeloolagukeenoayaxamashimbirowaadnecbaysanaysaasidanwaxakadhiganhadiiaadtaqaanayinadgurigaagakukaydsatolacagtadaamaaadadigaiyodhawrqofoo kale iskudarsanjirteenlacagookolbamidkiin la siinjiraysiuu wax uguqabsado (hagbad) kaamadhadhicikartoinadlacagtaadakukaydsatobangiaanadhore u aqoonisticmaalkiisaookugucusub, nin philosophy ah ayaalagahayay game kawaxa la ciyaaraamarkaaadshuruucdiisabaratidbangiginawaxa la isticmaalaamarkadshurucdiisafahantid. Waxanidinlawadagayaaqisoyaroogaabanoouunoogasheekeyaymacalinjaamacad Uganda ah noodhigayayqisadanookudhacdaygabadhsomaliyeed, gabadhansomaliyeedwaxa loo soodiraylacagtiibiilkaiyotiijaamacadahalkii ay lacagtakadhiganlahayd bank account waxy lacagtiikuridatayqolfada mobile kaeexagadambe, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14464,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-14455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14455"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14465,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14455\/revisions\/14465"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14464"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}