{"id":14496,"date":"2018-01-24T11:36:19","date_gmt":"2018-01-24T11:36:19","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14496"},"modified":"2018-01-24T11:36:19","modified_gmt":"2018-01-24T11:36:19","slug":"madaxweynaha-uganda-waan-jecelahay-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14496","title":{"rendered":"Madaxweynaha Uganda \u201cWaan Jecelahay Trump\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Madaxweynaha Uganda Yoweri Musavani ayaa sheegay in uu jecelyahay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, sababtuna tahay maadaamaa uu yahay nin saraaxo badan, islamarkaasna runta u sheega Afrikaanka.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Musavani oo hadal ka jeediyay kalfadhi baarlamaanka Bariga Afrika uu ku lahaa Uganda ayaa yiri \u201cAmerika waxa ay heshey madaxweynihii ugu wanaagsanaa ebed, waan jeclahay Trump sababtoo Afrikaanka runta ayuu u sheegaa. Afrikaanka waa in ay dhibaatooyinkooda iyaga xalistaan\u201d<\/strong><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline \"><\/div>\n<p><strong>Madaxweyne Tump ayaa lagu eedeeyay in dalalka Afrika uu ku tilmaamay \u2018gudaafat\u2019, islamarkaasna aysan habboonayn dad ka socda in ay tagaan Maraykanka.Balse Trump waa uu beeniyay in uu isticmaalay erey bixin nacayb ah.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dalal badan oo Afrikaan ah ayaa dhaleeceeyay hadalada Trump.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ammaanta Musavani ayaa imanaysa xili safiirka Maraykanka u fadhiya Uganda uu cambaareeyay madaxweyne Trump iyo hadalkii uu ugu gefay dadka Afrikaanka ah.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cHaddaladiisa waa kuwa nasiib darro ah, lagana xumaado\u201d ayay tiri Deborah Malac.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Uganda Yoweri Musavani ayaa sheegay in uu jecelyahay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, sababtuna tahay maadaamaa uu yahay nin saraaxo badan, islamarkaasna runta u sheega Afrikaanka. Musavani oo hadal ka jeediyay kalfadhi baarlamaanka Bariga Afrika uu ku lahaa Uganda ayaa yiri \u201cAmerika waxa ay heshey madaxweynihii ugu wanaagsanaa ebed, waan jeclahay Trump sababtoo Afrikaanka runta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14497,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14498,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14496\/revisions\/14498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}