{"id":14502,"date":"2018-01-24T12:06:54","date_gmt":"2018-01-24T12:06:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14502"},"modified":"2018-01-24T12:06:54","modified_gmt":"2018-01-24T12:06:54","slug":"musuq-maasuq-iyo-wax-is-dabamarin-baahsan-oo-kasoo-if-baxay-dhaqaalihii-baanka-adduunku-ugu-talogalay-dib-u-tayeynta-shaqaalaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14502","title":{"rendered":"MUSUQ-MAASUQ IYO WAX-IS-DABAMARIN BAAHSAN OO KASOO IF-BAXAY DHAQAALIHII BAANKA ADDUUNKU UGU TALOGALAY DIB-U-TAYEYNTA SHAQAALAHA DOWLADDA"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong><em>Hargeysa(GLN;-Shirkadu Waxaa Ay Dib Ula Noqonaysaa Qalabka, Oo\u00a0 Kiradiisu Ku Eg Tahay Marka uu Toddobaatanka Cisho Ee Madax-taabashadu Dhammaado<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Dhaqaallihii Loogu Talo-galay In Lagu Soo Iibiyo Qalabkan [Iris] Oo Hay\u2019adda Shaqaallahu Leexsatay+Magaca Shirkadda Ay Ka Kiraysatay Iyo Xaddiga Lacagta Ay Ku Kiraysatay<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Hargeysa (<b><i>Allsomaliland<\/i><\/b>) Hay\u2019adda shaqaalaha dawladda ayaa sannadkii 2016kii waxaa mashruuc loogu magac daray tayaynta shaqaalaha dawladda iyo madax taabashada shaqaalaha ku jira beyroolka ay siiyeen baanka adduunku, mashruucaas oo lagu qiyaasay lacag gaadhaysa $10 Milyan in lagu fuliyo mashruuca. Mashruucan oo loogu talo galay in ay soo marto guddiga qandaraasyadda qaranka ayaa haba yaraate aan soo marin guddiga qandaraasyadda, kaasi oo uu guddoomiyaha hay\u2019adda shaaqalaha dawladdu bidhkii loogu tallo galay inuu soo maro guddiga qandaraasyadda qaranka uu guddomiyaha hay\u2019adda shaqaalahu musuqmaasuqay. Guddoomiye Sharmaake Maxamed Geelle ayaa Shirkad Magaceedu yahay SSG siiyey bidhkii soo mari lahaa guddiga qandaraasyadda qaranka, shirkadaas oo qaadatay mashruucii dib u habaynta shaqaalaha iyo madax taabashadda ee bilaabmay markay taariikhdu ahayd 22.01.2018-ka.<\/p>\n<\/div>\n<p>Sida warar xogagaal ahi nagu soo gaadhayaan ayaa sheegaya in shirkadda mashruucan la siiyey ay ku qaadatay lacag dhan 590.000 oo dollar, lacagtaas oo uu baanka adduunku ugu tallo galay in mashruucan lagu fuliyo. Lacagtan Baanka aduunku bixiyeey ayaa qeyb ahaan loogu tallo galay in lagu soo iibiyo qalabka lagu shaqayno muddo 70 cisho ah, lacagtaas oo ahayd lacag gaadhaysa 160.300 oo dollar,<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.hubaalmedia.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/SSG.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-47839\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.hubaalmedia.net\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/SSG.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddoomiyaha iyo shirkadda uu qandaraaska\u00a0 siiyey ayaa qalabka ay shaqada ku bilaabeen waxay ka soo kiraysteen shirkaddii fulisay mashruucii diwaangalinta codbixiyaasha ee doorashaddii dalka ka dhacday 13.november 2017. Shirkaddasi oo magaceedda la yidhaahdo\u00a0<strong><em>Sahal Technology<\/em><\/strong>, waxay qalabka iyo shaqaalahaba ay kaga kiraysteen lacag gaadhaysa 65.000 oo dollar, marka ay dhammaato 70ka cisho ee ay u qoondeeyeen in madax taabashadda shaqaaluhu ay shirkaddu la noqon doonto qalabkeeda. \u00a0Baanka aduunka ayaa ugu tallo galay lacagtan qalabka lagu soo iibinayey in ay hay\u2019adda shaqaalaha dawladda ay u hadho oo ay noqoto hanti \u00a0qaran ay leedahay dawladdu, taasi oo hada meesha ka baxday.\u00a0 Madaxweynaha Somaliland \u00a0\u00a0Muuse Biixi Cabdi ayaa wakhtiigi uu olalaha ugu jiray Jagada Madaxweynaha aad ugu celcelin jiray in musuq maasuqa uu la dagaalami doono.<\/p>\n<p>Sources;Hubaal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN;-Shirkadu Waxaa Ay Dib Ula Noqonaysaa Qalabka, Oo\u00a0 Kiradiisu Ku Eg Tahay Marka uu Toddobaatanka Cisho Ee Madax-taabashadu Dhammaado Dhaqaallihii Loogu Talo-galay In Lagu Soo Iibiyo Qalabkan [Iris] Oo Hay\u2019adda Shaqaallahu Leexsatay+Magaca Shirkadda Ay Ka Kiraysatay Iyo Xaddiga Lacagta Ay Ku Kiraysatay Hargeysa (Allsomaliland) Hay\u2019adda shaqaalaha dawladda ayaa sannadkii 2016kii waxaa mashruuc loogu magac daray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14503,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14504,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14502\/revisions\/14504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}