{"id":14519,"date":"2018-01-25T19:02:51","date_gmt":"2018-01-25T19:02:51","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14519"},"modified":"2018-01-25T19:02:51","modified_gmt":"2018-01-25T19:02:51","slug":"wasiiradda-xukumada-madaxweyen-muuse-oo-la-dhaariyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14519","title":{"rendered":"Wasiiradda Xukumada Madaxweyen Muuse Oo La Dhaariyay."},"content":{"rendered":"<p>Xubnaha golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dhaarta distuuriga ku gutay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa hortiisa maanta, waxaana dhaariyey guddoomiyaha maxkamadda sare Prpf. Aadan Xaaji Cali Axmed.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline \"><\/div>\n<p>Dhaartan oo ka dhacday xarunta madaxtooyada, isla markaana uu waajibinayo qodobka 129-aad ee distoorka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa \u00a0waxa goob joog ka ahaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo ku-xigeenkiisa, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxaana ay \u00a0dhammaanba golaha wasiirradu iyaga oo baabacada midig ku haya kitaabka Qur\u2019aanka kariimka ah ay ku dhaarteen inay\u00a0 daacad u noqon doonaan Diinta Islaamka, Dadka iyo Dalka Jamhuuriyadda Somaliland muddada ay xilka hayaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, Prof. Aadan Xaaji Cali Axmed\u00a0 oo hadal kooban madasha ka jeediyey, ayaa sheegay inay dhaartu tahay waajib la mariyo cid kasta oo qaranka xil u qabata, waxaana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi,\u201cMaanta waxa aynu fulinaynaa qoddob distoorkeena katirsan oo ah qoddobka 129-aad oo sheegaya dhaarta distooriga ah, waana dhaarta qofkasta oo masuuliyad qaran haya ay waajib tahay in la mariyo, ama distoorku ha sheego amaba xeer ha sheego\u2019e, idinkoo horena u maray dhaartii ahayd ilaalinta xogta xukuumadda.\u201d<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/27331807_922039327962629_5144141866977506529_n.jpg?oh=9cec647cc0dc731e60b2f26a5b1de4c8&amp;oe=5AEF1214\" alt=\"Image may contain: 4 people, people standing and indoor\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/27336769_922039331295962_4093312068551762607_n.jpg?oh=a6e0c0000273a7b58ded0ceebecd35a4&amp;oe=5AECD480\" alt=\"Image may contain: 5 people, suit\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26907697_922039334629295_7289392541767268634_n.jpg?oh=f1bc6c9808b8969cbb521428a1c36b5c&amp;oe=5B22D68D\" alt=\"Image may contain: 5 people\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/27067283_922039657962596_7832596602762745006_n.jpg?oh=5d418d9a2a33359b78e36e9206f8360c&amp;oe=5ADC184A\" alt=\"Image may contain: 5 people\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/27331690_922039624629266_22925959388042309_n.jpg?oh=d1454c0ef502facd7882e1b366164727&amp;oe=5ADCD01F\" alt=\"Image may contain: 3 people, people sitting\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26907618_922039617962600_3081646803453530333_n.jpg?oh=4288fae485db2d223fb1069640354979&amp;oe=5AD98BDD\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting, suit and indoor\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26904612_922040201295875_1571580816499991897_n.jpg?oh=d10ffad5aaa69783b06b1cebfad7d077&amp;oe=5AF1028A\" alt=\"Image may contain: 2 people, people standing, suit and indoor\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/27067021_922040184629210_8688872460776844317_n.jpg?oh=a5f2b94fbd56fb2f19a0483e1954e31b&amp;oe=5AD9CE3F\" alt=\"Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoor\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26907783_922039034629325_8271622809715726887_n.jpg?oh=984fe57707e7514e7562d6e89aa9781c&amp;oe=5B2329AE\" alt=\"Image may contain: 3 people\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/26994069_922039037962658_2898734921992327357_n.jpg?oh=5fdf5a15f8304f750f4d5abbcb441e76&amp;oe=5AE2A8D0\" alt=\"Image may contain: 1 person, indoor\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/27073148_922039217962640_2940111351662734036_n.jpg?oh=626851e3b282f901d46389d87ad7d375&amp;oe=5AE532B9\" alt=\"Image may contain: 1 person, smiling\" \/><\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\"><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dhaarta distuuriga ku gutay madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa hortiisa maanta, waxaana dhaariyey guddoomiyaha maxkamadda sare Prpf. Aadan Xaaji Cali Axmed. Dhaartan oo ka dhacday xarunta madaxtooyada, isla markaana uu waajibinayo qodobka 129-aad ee distoorka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa \u00a0waxa goob joog ka ahaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14520,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14519","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14519"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14521,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14519\/revisions\/14521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14520"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}