{"id":1453,"date":"2016-09-19T10:38:48","date_gmt":"2016-09-19T10:38:48","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1453"},"modified":"2016-09-19T10:38:48","modified_gmt":"2016-09-19T10:38:48","slug":"madaxweynaha-somaliya-xasan-oo-ka-hadlay-dacwada-u-dhaxaysa-somaliya-iyo-kenya-ayaa-sheegay-inaanay-somaliya-ka-tanaasuleyn-qayb-ka-mid-ah-badeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1453","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliya Xasan Oo Ka Hadlay Dacwada U Dhaxaysa Somaliya iyo kenya ayaa Sheegay  Inaanay Somaliya ka Tanaasuleyn Qayb ka mid ah Badeeda."},"content":{"rendered":"<h1>Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Dacwada U Dhaxaysa Somaliya iyo kenya ayaa Sheegay\u00a0 Inaanay Somaliya ka Tanaasuleyn Qayb ka mid ah Badeeda.<\/h1>\n<p>Muqdisho(GLN)_Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marnaba ka tanaasuli doonin hal taako oo ka mid ah Badda Soomaaliyeed in la qaato,<span id=\"more-55723\"><\/span> iyadoo maanta oo isniin ah Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda magaalada Hague ka bilaaban doonto dhageysiga Dacwada u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxwene Xasan Sheekh ayaa sheegay kalsooni badan ku qabaan inay guuleysanayaan, isagoo u xaqiijiyay shacabka Soomaaliyeed in badda ay tahay hanti qaran oo aan marnaba gor-gortan geli doonin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa Maanta bilaabaneysa dacwadii Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, dacwadaas kooxda sharci yaqaanada Soomaaliya Maxkamadda ayay tagayaan, waxaa rabnaa muhiimada dacwada inay badda iyo dhulka biyaha ay Soomaaliya leedahay, hal mitirna aan looga tanaasuli doonin\u201dayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in markii hore dowladda Kenya arrintan wada hadal ka galeen, balse markii \u00a0wada hadalka la isla keeni waayay ay noqotay in Maxkamad la aado, isla markaana si la mid ah sida qawaaniinta caalamiga ay doonayaan inay ku soo dhacsadaan sida uu yiri.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa mar kale ku celiyay inay difaaci doonaan Badda Soomaaliyeed, isla markaana ku doodayaan wixii dadka Soomaaliyeed xaqa u lahaayeen, iyadoo aanay cid kale la dulmineyn.<\/p>\n<p>\u201cAnaga iyi Kenya deris ayaa nahay, wax cilaaqaad xumo nagama dhaxeeyo, biyaha anaga ayaa is ka leh, waa Baddeena, waana difaaci doonaa\u201dayuu hadalkiisa ku sii daray Madaxweynaha oo muuqaal la soo geliyay Bartiisa Facebook kaga hadlay Dacwada Badda ee maanta ka bilaabaneysa Maxkamadda Hague.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa habeen hore sagootiyay Guddiga goob jooga ka noqonaya Dacwadda Badda, isagoo kula dar daarmay inay dooda iyo dacwada Badda ay noqdaan kuwo mira dhala..<\/p>\n<p>Dhageysiga Maxkamadda ayaa maanta bilaabaneysa oo ah 19-ka September, waxaana ay socon doontaa illaa 23-ka bisha oo ku beegan maalinta jimcaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Dacwada U Dhaxaysa Somaliya iyo kenya ayaa Sheegay\u00a0 Inaanay Somaliya ka Tanaasuleyn Qayb ka mid ah Badeeda. Muqdisho(GLN)_Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marnaba ka tanaasuli doonin hal taako oo ka mid ah Badda Soomaaliyeed in la qaato, iyadoo maanta oo isniin ah Maxkamadda Caalamiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1454,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1453","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1455,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1453\/revisions\/1455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}