{"id":14773,"date":"2018-02-11T20:00:35","date_gmt":"2018-02-11T20:00:35","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14773"},"modified":"2018-02-12T20:24:02","modified_gmt":"2018-02-12T20:24:02","slug":"wasiirka-caafimaadk-somaliland-oo-shaqaalihiisa-ka-mamnuucay-in-ay-warbaahinta-la-hadlaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14773","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Shaqaalihiisa Ka Mamnuucay In Ay Warbaahinta La Hadlaan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Hargeysa (GN):- Wasiirka horumarinta Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa shaqaalaha wasaaradiisa dul dhigay amar ah inaanay saxaafadda la hadli karin iyagoon amar ka haysan isaga.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dr. Xasan, ayaa qoraal uu shaqaalaha wasaaradda caafimaadka u gudbiyay oo uu soo saaray 7\/2\/2018, islamarkaana uu ogaysiin siiyay wasiir-xigeenka iyo agaasimaha guud, wuxuu shaqaalaha ku amray inay fuliyaan amarkiisa. Warqadda oo aan saxaafadda loogu tallo gelin balse uu Geeska Afrika helay nuqul ka mid ah oo uu ku saxeexanyahay wasiir Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa u dhignayd sidan: \u201cWaxa dhamaan shaqaalaha wasaaradda horumarinta caafimaadka ku wargelinayaa in qofna aanu ka hadli karin saxaafadda isaga oo aan ogolaansho ka haysan wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka.<\/strong><br \/>\n<strong>Haddaba dhamaan shaqaalaha waxaan ku amrayaa laga bilaabo maanta oo ah 7\/2\/2018 in aanay ka hadlin saxaafadda ogolaansho la\u2019aanteed.\u201d<\/strong><br \/>\n<strong>Lama garan karo sababta uu wasiirka caafimaadka Dr. Xasan u soo saaray go\u2019aanka noocan ah ee uu shaqaalaha kala duwan ee wasaaradda uga mamnuucay inay saxaafadda la hadli karaan iyadoon isaga mooyee cid kale laga amar qaadan karin.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-60410 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Capture-62.png\" alt=\"\" width=\"460\" height=\"396\" \/><\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (GN):- Wasiirka horumarinta Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa shaqaalaha wasaaradiisa dul dhigay amar ah inaanay saxaafadda la hadli karin iyagoon amar ka haysan isaga. Dr. Xasan, ayaa qoraal uu shaqaalaha wasaaradda caafimaadka u gudbiyay oo uu soo saaray 7\/2\/2018, islamarkaana uu ogaysiin siiyay wasiir-xigeenka iyo agaasimaha guud, wuxuu shaqaalaha ku amray inay fuliyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14774,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14773"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14782,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14773\/revisions\/14782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14774"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}