{"id":14884,"date":"2018-02-19T19:41:04","date_gmt":"2018-02-19T19:41:04","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14884"},"modified":"2018-02-19T19:41:04","modified_gmt":"2018-02-19T19:41:04","slug":"madaxweyne-muuse-oo-la-kulmay-wafti-qaramada-midoobay-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14884","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Oo La Kulmay Wafti Qaramada Midoobay Ka Socda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, ahna isu-duwaha arrimaha Gargaarka Binu\u2019aadam-nimada Mr. Peter de Clercq.<\/strong><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline \"><\/div>\n<p><strong>Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland maanta, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay wasiirrada wasaaradaha arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire, horumarinta caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyo guddoomiyaha hay\u2019adda u diyaar-garowga Aafooyinka Dabiiciga ah iyo Keydka raashinka qaranka, mudane Faysal Cali Sheekh, waxaana ay labada dhinac kulankooda kaga wada-hadleen xaaladda guud ee dalka Somaliland, iyaga oo si gaar ah ahna diiradda u saaray xaaladda abaareed ee kasoo cusboonaatay meelo badan oo dalka ah, waxaana\u00a0\u00a0la isla gorfeeyey baahida loo qabo inay qaramada midoobay kaalin buuxda ka qaadato xaaladda abaareed ee soo cusboonaatay.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxyaabaha kale ee kulankan lagaga wada-hadlay, ayaa waxa ka mid ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa saamiga ay qaramada midoobay ku taageerto Somaliland, Mashaariicda horumarineed ee ay dalka ka fuliyaanna la gaadhsiiyo gobollada Bariga dalka, isla markaana laga haqab-tiro adeegyada Aas-aasiga u ah nolosha bulshada, shaqo-abuurka dhallinyaradana ay gacan buuxda uga geysan lahaayeen.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, ahna isu duwaha arrimaha gargaarka Binu\u2019aadam-nimada Mr. Peter De Clercq, ayaa isaguna soo dhaweeyey dhammaanba qodobada uu madaxweynuhu kala hadlay, diyaarna u yihiin fulintooda, qiimaynna ku samayn doonaan xaaladda abaareed ee jirta, isagoo la kaashanaya hay\u2019adaha u xilsaaran, sidoo kalena qayb ka noqon doonaan hirgelinta qorshaha horumarinta qaranka ee labaad (NDPII). Waxaanu madaxweynaha Somaliland si gaara ugu hambalyeeyey doorka muuqda ee dhalinyaradu kaga jirto siyaasada Somaliland iyo fursadaha uu siiyey madaxweynuhu da\u2019a yarta dalka.<\/strong><\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\"><\/span><\/p>\n<p><strong>Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, ayaa markii kulankaasi soo dhammaaday warbixin kooban ka bixiyey kulanka uu madaxweynuhu la qaatay weftiga ka socda qaramada midoobay, waxaana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, \u201cMadaxweynaha iyo ku-xigeenka\u00a0\u00a0Ergayga gaarka ah ee jimciyadda quruumaha\u00a0\u00a0ka dhexaysa u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya waxa ay ka wada-hadleen xaaladda imika taagan ee abaaraha iyo sida loogu baahan yahay in\u00a0\u00a0la iska kaashado sidii arrinkaas wax looga qaban lahaa waqtigan iyo mustaqbalka dambeba.\u201d<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhinaca Weftiga waxa ku wehelunaayey ku xigeenka Ergayga.<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li><strong>La-taliyaha isku-duwaha ee degaanka, Govin Roy,<\/strong><\/li>\n<li><strong>Kaaliyaha Gaarka ah ee DSRSG \/ HC \/ RR, James Eberlein,<\/strong><\/li>\n<li><strong>Madaxa xafiiska Somaliland, UNSOM, Jeff Sims<\/strong><\/li>\n<li><strong>Madaxa isuduwidda OCHA,\u00a0\u00a0Edmore Tondhlana, iyo<\/strong><\/li>\n<li><strong>Ilias Dirie, oo ka socday ILO<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60975 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0530.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60974 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0520.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60973 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0507.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60971 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0501.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60972 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0504.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60967 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0484.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60966 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0471.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"510\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60968 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0487.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"579\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60969 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0490.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60970 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0496.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60961 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0453.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"513\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60962 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0454.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60963 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0464.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60964 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0466.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"449\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60965 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0468.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"483\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60960 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0443.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60959 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0003.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60958 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0002-1.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"441\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60957 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0001.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"487\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60956 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/IMG_0000-2.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><\/strong><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, ahna isu-duwaha arrimaha Gargaarka Binu\u2019aadam-nimada Mr. Peter de Clercq. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland maanta, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14885,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14886,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14884\/revisions\/14886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}