{"id":14894,"date":"2018-02-20T19:57:03","date_gmt":"2018-02-20T19:57:03","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14894"},"modified":"2018-02-20T19:57:03","modified_gmt":"2018-02-20T19:57:03","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-la-kulmay-bahda-garsoorka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14894","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Bahda Garsoorka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan muhiima la qaatay\u00a0hoggaanka maxkamadda sare iyo xubno kamid ah bahda garsoorka Somaliland.<img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/28166790_1564591576988023_7436639302738726936_n.jpg?oh=9186c8dc8b422d43abb71de935f80b2a&amp;oe=5B230BCE\" alt=\"Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoor\" \/><\/strong><\/p>\n<p><strong>Kulankan madaxweynuhu la qaatay\u00a0\u00a0maxkamadda sare iyo bahda garsoorka ayaa ah kii u horeeyey ee ay madaxweynaha ugu yimaadaan intii uu xilka la wareegay madaxweynuhu, waxaana laga wada hadlay oo mudnaanta koowaad la saaray sida ay u socoto hawsha maxkmadda sare iyo bahda garsoorka Somaliland.<img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/27972530_1564591730321341_8490735365907989582_n.jpg?oh=d591b90405f82190c9057e48189e3741&amp;oe=5B002B32\" alt=\"Image may contain: 1 person, smiling, sitting and suit\" \/><\/strong><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline \"><\/div>\n<p><strong>Waxa kale oo kulanka lagaga wada hadlay muhiimadda iyo mudnaanta ay leedahay maxkamadda sare iyo doorka ay ka qaadato hawlaha qaranka ee ay hayso, waxaanay madaxweynaha u soo jeediyeen xeerar dhawr ah oo baahi gaar ah u qabtaan inuu wax kala qabto, kuwaas oo kala ah:<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u2013\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Xeerka xuquuqda garsoorka<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u2013\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Xeerka Nidaamka garsoorka<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u2013\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Xeerka Maxkamadda sare<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxa kale oo lagu soo qaaday kulanka arrinta fulinta xukunnada ay fuliso maxkamaddu sidii loo dhaqan gelin lahaa, waxa sidoo kale laga wada hadlay sidii loo kordhin lahaa Bajadka, mushahaarooyinka maxkamadda sare, gaar ahaan iyo bahda garsoorka.<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/27972855_1564591763654671_3995186910378224522_n.jpg?oh=5ef8a001bac540e9dc236206143d23dd&amp;oe=5B1786F6\" alt=\"Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor\" \/><\/p>\n<p><strong>\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Biixi waxa uu soo dhaweeyey kuna ammaanay, kuna hambalyeeyey shaqada maxkamadda sare iyo bahda garsoorku u hayaan qaranka iyo shacbigiisa, waxaanu ku sii adkeeyey inay halkaa ka sii wadaan hawlaha qaran ee ay hayaan, waxaanu u sheegay inuu ku qanacsan yahay sida ay u gudanayaan waajibaadkooda shaqo.<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/28055800_1564591753654672_4453355751698948272_n.jpg?oh=4c3e115223ce89b974a8ca8f8ad897cb&amp;oe=5B06273E\" alt=\"Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting and indoor\" \/><img decoding=\"async\" class=\"td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/scontent.fjib1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/28055986_1564591593654688_3104475379598905818_n.jpg?oh=e1db7d6d35d4745d5895a4bfc8fd8820&amp;oe=5B09119C\" alt=\"Image may contain: 1 person, sitting\" \/><\/p>\n<p><strong>\u00a0Ugu dambayntii madaxweynuhu waxa uu u muujiyey taageero buuxda bahda garsoorka, isagoo u ballan qaaday inuu gacan weyn ka geysan doono guud ahaan arrimaha garsoorka iyo caddaaladda,\u00a0\u00a0ha noqoto wixii kulanka lagaga wada hadlay ama wixii ka baxsanba, xukuumaddana ay ka go\u2019an tahay tayeynta iyo kor u qaadida nidaamka garsoorka iyo caddaaladda, Isagoo mar kale ku dhiirrigeliyey inay doorka muuqda ee ay hayaan sii xoojiyaan, siina libin laabaan oo halkaa ka sii wadaan hawlaha qaranka.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan muhiima la qaatay\u00a0hoggaanka maxkamadda sare iyo xubno kamid ah bahda garsoorka Somaliland. Kulankan madaxweynuhu la qaatay\u00a0\u00a0maxkamadda sare iyo bahda garsoorka ayaa ah kii u horeeyey ee ay madaxweynaha ugu yimaadaan intii uu xilka la wareegay madaxweynuhu, waxaana laga wada hadlay oo mudnaanta koowaad la saaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14895,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14896,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14894\/revisions\/14896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}