{"id":1491,"date":"2016-09-20T06:03:57","date_gmt":"2016-09-20T06:03:57","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1491"},"modified":"2016-09-20T06:03:57","modified_gmt":"2016-09-20T06:03:57","slug":"maxkamadda-hague-oo-maanta-dhageysaneysa-dacwada-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1491","title":{"rendered":"Maxkamadda Hague Oo Maanta Dhageysaneysa Dacwada Somaliya."},"content":{"rendered":"<h1 class=\"entry-title single-entry-title\">Maxkamadda Hague Oo Maanta Dhageysaneysa Dacwada Somaliya.<\/h1>\n<p>Hague(GLN)_Dhageysiga Dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee ku aadan muranka Badda ayaa maanta mar kale ka bilaaban doonta Maxkamadda Hague, iyadoo dowladda Soomaaliya ay rajo ka muujisay inay ku guuleysan doonaan Dacwada.<span id=\"more-55791\"><\/span><\/p>\n<p>Guddiga dowladda Soomaaliya u matalaya dacwadaas ayaa maanta ka jawaabaya doodihii ay la timid Kenya oo ahaa labo siyaabood oo lagu xalin karo murankan, iyadoo la raacayo heshiiskii is afgaradka ahaa ee ay kala saxiixdeen labada dal iyo in loo maro heshiiska caalamiga ee xadeynta Baddaha ee Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa sheegay in haatan aan la joogin marxalad looga hadlayo heshiiskii is afgaradka ahaa, isla markaana horay uu Baarlamaanka u diiday, lagana soo gudbay.<\/p>\n<p>Dr. Axmed Cali Dahir ayaa sheegay in labada dowladood Kenya iyo Soomaaliya ay ku heshiin waayeen, sidaas darteed ay noqotay in Maxkamad lagu kala baxo.<\/p>\n<p>\u201cRajo weyn ayaa ka qabnaa inaan ku guuleysano dacwadaas, Kooxda Soomaaliya uga qeyb galaya dacwadan kalsooni ayay ka qabaan arrintan\u201dayuu yiri Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir.<\/p>\n<p>Dhageysiga Maxkamadda Hague ayaa socon doonta illaa maalinta jimcaha, waxaana dad badan ay ka dhur-sugayaan natiijada ka soo bixi doonta dacwadda badda oo noqotay qadiyad mideysay shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalka iyo dibadiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Hague Oo Maanta Dhageysaneysa Dacwada Somaliya. Hague(GLN)_Dhageysiga Dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee ku aadan muranka Badda ayaa maanta mar kale ka bilaaban doonta Maxkamadda Hague, iyadoo dowladda Soomaaliya ay rajo ka muujisay inay ku guuleysan doonaan Dacwada. Guddiga dowladda Soomaaliya u matalaya dacwadaas ayaa maanta ka jawaabaya doodihii ay la timid Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1492,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1491","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1491","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1491"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1491\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1493,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1491\/revisions\/1493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}