{"id":1494,"date":"2016-09-20T08:45:23","date_gmt":"2016-09-20T08:45:23","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1494"},"modified":"2016-09-20T08:45:23","modified_gmt":"2016-09-20T08:45:23","slug":"war-deg-deg-ahmudaharaad-balaadhan-oo-ka-dhacay-magalada-kaasoo-lagu-tageerayo-goaankii-golaha-wakiillada-somaliland-ku-meel-mariyey-kala-qaadista-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1494","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;Mudaharaad Balaadhan Oo Ka Dhacay Magalada Kaasoo Lagu Tageerayo Go,aankii  Golaha Wakiillada Somaliland ku meel mariyey Kala Qaadista doorashooyinka."},"content":{"rendered":"<h1>War Deg Deg ah;Mudaharaad Balaadhan Oo Ka Dhacay Magalada Kaasoo Lagu Tageerayo Go,aankii\u00a0 Golaha Wakiillada Somaliland ku meel mariyey Kala Qaadista doorashooyinka.<\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hargeysa(GLN)_Magaalada Hargeysa Ee Casimada Somaliland ayaa Saaka\u00a0 subaxnimadii hore ku waabariisatay Bannaan baxyo ay dadweynuhu ku marayaan jidadka waaweyn ee caasimadda.<\/p>\n<p>Bannaan-baxyadan oo ay ka qayb qaadateen\u00a0 ururrada bulshada, haweenka Ardayda dugsiyada iyo Dadweynaha\u00a0 ee caasimadda Hargeysa, isla markana hada socda, ayaa ujeeddadisu\u00a0 tahay qaar lagu taageerayo go\u2019aankii Golaha Wakiillada Somaliland ku meel mariyey Kala Qaadista doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada oo madaxweyne Siilaanyo digreeto uu dhawaan soo saaray ku kala saaray labadaas doorasho oo hore loogu qorsheeyey inay dalka ka qabsoomaan badhtamaha sannadka soo socoda.<\/p>\n<p>Dhanka\u00a0 kale bannaan baxyayadan ayaa lagaga soo horjeeday mowqif ay beesha caalamka ee Somaliland ka taageera Arrimaha\u00a0 doorashooyinku kaga soo horjeedsatay go\u2019aankaas iyagoo ku adkaystay in labada doorasho isku mar la qabto, hadii la qaban waayana ay Go,aan ka Gaadhi doonan\u00a0 qarashaadka ku baxa doorashooyinka Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed maxamud Siilaanyo ayaa dhawaan\u00a0 jawaab ka bixiyey mowqifka beesha caalamku kaga soo horjeedsatay go\u2019aanka ka soo baxay Golaha Somaliland ee k u Aadan Kala Qaadida doorashooyinka.<\/p>\n<div class=\"ezAdsense adsense adsense-midtext\"><\/div>\n<p>bannaan baxyayadan\u00a0 ayaa muuqda mid ay soo abaabushay Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo iyadoo dadka ka qayb qaadanaya u badan yihiin ardayda Dugsiyada iyo Urrurada bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p>Sikastay ah ahaataba Dhawan ayey ahayd markii xisbiga mucaaradka ah ee waddani U Qadacay Go,aankii madaxweynaha Somaliland ku Kala Qaday labda Doorasho ee Golaha wakiilada iyo madaxtooyada ,oo ay Golaha wakiiladuna meel maryeen.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttty.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1497\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttty-225x300.jpg\" alt=\"ttty\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttty-225x300.jpg 225w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttty-80x106.jpg 80w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttty-600x800.jpg 600w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttty.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttttt.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1496\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttttt-225x300.jpg\" alt=\"ttttt\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttttt-225x300.jpg 225w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttttt-80x106.jpg 80w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ttttt.jpg 280w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tttyy.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1495\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tttyy-225x300.jpg\" alt=\"tttyy\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tttyy-225x300.jpg 225w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tttyy-80x106.jpg 80w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tttyy-600x800.jpg 600w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/tttyy.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><\/p>\n<h5 id=\"js_yg\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fcg\"><span class=\"fwb\"><a id=\"js_yo\" class=\"profileLink\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span> <\/span><\/span><\/h5>\n<p>WWW.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War Deg Deg ah;Mudaharaad Balaadhan Oo Ka Dhacay Magalada Kaasoo Lagu Tageerayo Go,aankii\u00a0 Golaha Wakiillada Somaliland ku meel mariyey Kala Qaadista doorashooyinka. &nbsp; Hargeysa(GLN)_Magaalada Hargeysa Ee Casimada Somaliland ayaa Saaka\u00a0 subaxnimadii hore ku waabariisatay Bannaan baxyo ay dadweynuhu ku marayaan jidadka waaweyn ee caasimadda. Bannaan-baxyadan oo ay ka qayb qaadateen\u00a0 ururrada bulshada, haweenka Ardayda dugsiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1497,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1494","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1494","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1498,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1494\/revisions\/1498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}