{"id":14966,"date":"2018-02-24T19:48:05","date_gmt":"2018-02-24T19:48:05","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14966"},"modified":"2018-02-24T19:48:05","modified_gmt":"2018-02-24T19:48:05","slug":"taliyaha-cusub-ee-ciidanka-booliska-somaaliya-oo-maanta-xilka-la-wareegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14966","title":{"rendered":"Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Somaaliya oo maanta xilka la wareegay."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta xilka la wareegay, kaddib markii xilkan ay todobaad ka hor u magacaabeen Golaha Wasiirada Soomaaliya.<span id=\"more-8750\"><\/span><\/p>\n<p>Munaasabad kooban oo ay xilka ku kala wareegayeen Taliyaha cusub iyo Kusimihii Taliyaha Booliska ayaa ka dhacday xafiisyada Taliska Ciidanka Booliska.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow, Wasiir kuxigeenka Amniga, Taliyaha cusub ee Nabadsugida iyo Saraakiisha Booliska ayaa goobjoog ka ahaa xil wareejinta.<\/p>\n<p>Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska Jen. Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa horay uga mid ahaa Taliye kuxigeenada Ciidanka Booliska.<\/p>\n<p>19-kii bishan ayay aheyd markii Golaha Wasiirada ay magacaabeen Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida oo muddo afar bilood ku dhow banaanaa, kaddib markii Taliyeyaashii xilalkaas hayay laga qaaday dhamaadkii bishii October.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-8753 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/taliyaha-booliska-cusub2.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-8754 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/taliyaha-booliska-cusub3.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" \/><\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta xilka la wareegay, kaddib markii xilkan ay todobaad ka hor u magacaabeen Golaha Wasiirada Soomaaliya. Munaasabad kooban oo ay xilka ku kala wareegayeen Taliyaha cusub iyo Kusimihii Taliyaha Booliska ayaa ka dhacday xafiisyada Taliska Ciidanka Booliska. Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow, Wasiir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14967,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14966","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14966"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14968,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14966\/revisions\/14968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}