{"id":14969,"date":"2018-02-24T20:09:20","date_gmt":"2018-02-24T20:09:20","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14969"},"modified":"2018-02-24T20:09:20","modified_gmt":"2018-02-24T20:09:20","slug":"xisbiga-talada-haya-ee-jabuuti-oo-ku-guuleystay-inta-badan-doorashada-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=14969","title":{"rendered":"Xisbiga talada haya ee Jabuuti oo ku guuleystay inta badan doorashada Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>Xisbiga talada haya UMP ee dalka Jabuuti ayaa ku guuleystay 81% inta badan doorashada Baarlamaanka dalkaas oo shalay loo dareeray, iyadoo Xisbiyada kale ay heleen 18%, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha gudaha.<span id=\"more-8726\"><\/span><\/p>\n<p>Xisbiga UMP ayaa mar kale sii xajistay aqlabiyada Baarlamaanka, iyadoo cododka ugu badan ka helaan degmooyinka Cali Sabiix, Tajoura iyo kuwa kale.<\/p>\n<p>Hase ahaatee qaar ka mid ah Xisbiyada mucaaradka ayaa sheegay in doorashada ay tiro dhowr jeer codeeyeen Ciidamada Milateriga.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa beenisay eedeynta ka soo yeertay Mucaaradka, waxaana ay sheegtay in si wanaagsan ay u dhacday doorashada.<\/p>\n<p>Xisbiga ugu weyn Isbaheysiga mucaaradka ee (MRD) ayaa horay u qaadacay doorashadan, iyagoo shaki geliyay xalaalnimada hanaanka doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga talada haya UMP ee dalka Jabuuti ayaa ku guuleystay 81% inta badan doorashada Baarlamaanka dalkaas oo shalay loo dareeray, iyadoo Xisbiyada kale ay heleen 18%, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha gudaha. Xisbiga UMP ayaa mar kale sii xajistay aqlabiyada Baarlamaanka, iyadoo cododka ugu badan ka helaan degmooyinka Cali Sabiix, Tajoura iyo kuwa kale. Hase [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14970,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14969","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14969"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14971,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14969\/revisions\/14971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/14970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}