{"id":1502,"date":"2016-09-20T11:11:47","date_gmt":"2016-09-20T11:11:47","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1502"},"modified":"2016-09-20T11:11:47","modified_gmt":"2016-09-20T11:11:47","slug":"ururka-al-shabaab-oo-digniin-xoog-leh-ka-soo-saaray-doorashada-ka-dhacaysa-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1502","title":{"rendered":"Ururka Al-Shabaab Oo Digniin Xoog Leh  Ka Soo Saaray Doorashada ka Dhacaysa Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<h1>Ururka Al-Shabaab Oo Digniin Xoog Leh\u00a0 Ka Soo Saaray Doorashada ka Dhacaysa Soomaaliya.<\/h1>\n<p>Muqdisho(GLN)_Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay doorashada dhowaan ka dhacaysa somaliya , Taasoo lagu soo doornayo\u00a0 Baarlamaan iyo Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in doorashadaas go\u2019aanka uga yaala\u00a0 uu yahay dil iyo dagaal, isagoo digniin u jeediyay odayaal Dhaqaameedka soo xulaya Baarlamaanka somaliya .<\/p>\n<p>\u201cGo\u2019aanka uga yaala Mujaahidiinta doorashadaas waa dil iyo dagaal, waa qorshe dowladaha shisheeye soo agaasimeen oo laga leeyahay ajandayaal gumeysi\u201dayuu yidhi Cali Dheere.<\/p>\n<p>Waxaa uu u jeediyay OdayaalDhaqaameedka\u00a0 soo xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka, in aysan noqon in laga dhigto jaran-jaro lagu koro halka la rabo, kadibna la iska tuuro sidii horay u dhacday oo kale.<\/p>\n<p>Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab Cali Dheere ayaa ku booriyay dagaalyahanada Ururka Al-Shabaab inay weeraro ku qaadaan goobaha doorashooyinka ka dhacaya, isagoo uga digay shacabka inay ka qeyb qaataan doorashooyinka.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa dooneysa inay xukunka ka tuurto xukumada\u00a0 Soomaaliya ee uu Caalamka aqoonsan yahay, waxaana dagaal kula jirtaa Ciidamada AMISOM oo taageero siinaya xukumada somaliya.<\/p>\n<p>Hadalkan ka soo yeedhay kooxda Al-Shabaab ayaa ku soo Beegmaysa Xil ay wax yari ka hadhsan yihin doorashooyinka ka dhacaya somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al-Shabaab Oo Digniin Xoog Leh\u00a0 Ka Soo Saaray Doorashada ka Dhacaysa Soomaaliya. Muqdisho(GLN)_Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay doorashada dhowaan ka dhacaysa somaliya , Taasoo lagu soo doornayo\u00a0 Baarlamaan iyo Madaxweynaha. Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in doorashadaas go\u2019aanka uga yaala\u00a0 uu yahay dil iyo dagaal, isagoo digniin u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1503,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1504,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1502\/revisions\/1504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}