{"id":15087,"date":"2018-03-04T15:54:52","date_gmt":"2018-03-04T15:54:52","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15087"},"modified":"2018-03-10T07:47:03","modified_gmt":"2018-03-10T07:47:03","slug":"daawo-qaladaad-la-sameeyo-marka-la-qorayo-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15087","title":{"rendered":"Daawo: Qaladaad La Sameeyo Marka La Qorayo Af Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<p>Oslo (GLN): Qoridda Af Soomaaliga ayaa sida afafka kale ba marka la qorayo waxa uu leeyahay hab la raaco, si looga fogaado in qaladaad lagu dhaco, balse marar badan waxa la arkaa dad kala duwan oo qoraallo sameeya oo haddana qaladaadkoodu badan yahay.<\/p>\n<p>Waraysigan aad daawan doontaan oo qayb ka barnaamijka Kulanka Gorgfaynta oo ka baxa idaacadda Maqal Radio oo fadhigeedu yahay magaalada Oslo, ayaa xanbaarsan qaladaad la sameeyo marka Af Soomaaliga la qorayo.<\/p>\n<p>Waraysigan oo uu qaaday Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare), ayaa waxa uu ka qaaday macallin Cali Cusmaan Cige oo ku nool magaalada Oslo ee dalka Norway. Waana macallin af-aqoon ah is la markaana dhiga afafka Soomaaliga iyo Noorwiijiga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Qaladaad La Sameeyo Marka La Qorayo Af Soomaaliga\" width=\"500\" height=\"375\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BCsYmEeMm5s?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Untitled-13.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-15088\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Untitled-13-300x220.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"220\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Untitled-13-300x220.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Untitled-13-768x562.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Untitled-13.png 787w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Oslo, Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Oslo (GLN): Qoridda Af Soomaaliga ayaa sida afafka kale ba marka la qorayo waxa uu leeyahay hab la raaco, si looga fogaado in qaladaad lagu dhaco, balse marar badan waxa la arkaa dad kala duwan oo qoraallo sameeya oo haddana qaladaadkoodu badan yahay. Waraysigan aad daawan doontaan oo qayb ka barnaamijka Kulanka Gorgfaynta oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15088,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[5,2],"tags":[],"class_list":["post-15087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-muuqaalladavideos","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15089,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15087\/revisions\/15089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}