{"id":1514,"date":"2016-09-20T19:20:48","date_gmt":"2016-09-20T19:20:48","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1514"},"modified":"2016-09-20T19:20:48","modified_gmt":"2016-09-20T19:20:48","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-magacaabay-guddiga-sarre-ee-jaamacadda-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1514","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland  Oo Magacaabay Guddiga Sarre Ee Jaamacadda Hargaysa."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Hargeysa(GLN)_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd digreeto uu soo saaray ku magacaabay xilal cusub.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>xilalk cusub ee uu madaxweynaha somaliland magacaabay ayaa waxa uu ku bedelay guddidii jaamacada Hargeysa, waxaanu soo magacaabay guddi cusub.<\/strong><\/p>\n<p><strong>warsaxaafadeedkaas oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada wararka ee Sagalnews ayaa u dhignaa sidan<\/strong><\/p>\n<p><strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu JSL\/M\/XERM\/249-4264\/092016 tahay ku magacaabay Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa (Board of Trustees for University of Hargeisa) oo ka kooban 11-xubnood. Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu dhaqangeliyey oo uu saxeexay wax ka bedelka iyo kaabista ay Jaamacada Hargeysi ku samaysay xeerka Jaamacada.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Madaxweynuhu:<\/strong><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p><strong>Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/strong><br \/>\n<strong>Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa u leedahay dhismaha Qaranka;<\/strong><br \/>\n<strong>Markuu Ku Qancay: In la beddelo Guddidii hore ee muddada dheer soo shaqaynaysay;<\/strong><br \/>\n<strong>Markuu Arkay: In baahi loo qabo Magacaabidda Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa (Board of Trustees for University of Hargeisa);<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wuxuu go\u2019aansaday;<\/strong><\/p>\n<p><strong>In uu magacaabo Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa (Board of Trustees for University of Hargeisa) oo ka kooban 11-xubnood oo faahfaahintoodu hoos ku xusan tahay:<\/strong><\/p>\n<p><strong>1. Mudane, Cabdi-samad Cumar Maal Garyaqaanka Guud (Guddoomiyaha Guddida).<\/strong><br \/>\n<strong>2. Nafiisa Yuusuf Aw Muxumed Negaad (Guddoomiye Ku-xigeen Guddida).<\/strong><br \/>\n<strong>3. Abdillaahi Ibraahin Habane Wasiirka Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare.<\/strong><br \/>\n<strong>4. Cali Cabdillaahi Daahir Madaxa ICT Commission-ka.<\/strong><br \/>\n<strong>5. Liibaan Ismaaciil Maxamuud Guddida Xuquuqal Iinsaanka.<\/strong><br \/>\n<strong>6. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Duqa Caasimadda Hargeysa.<\/strong><br \/>\n<strong>7. Dr. Maxamuud Yuusuf Muuse Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa.<\/strong><br \/>\n<strong>8. Maxamed Faarax Xirsi Akaadamiga Nabadda iyo Horumarinta. <\/strong><br \/>\n<strong>9. Cabdirashiid Maxamed Siciid Ganacsatada.<\/strong><br \/>\n<strong>10. Cabdikariin Maxamed Iid Ganacsatada.<\/strong><br \/>\n<strong>11. Suldaan Axmed Daahir Muuse Culimada.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Guddidu waxay xilkooda u gudan doonaan si waafaqsan Shuruucda Dalka iyo Xeerka Jaamacadda Hargeysa.<\/strong><\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><br \/>\n<strong>Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)<\/strong><br \/>\n<strong>Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd digreeto uu soo saaray ku magacaabay xilal cusub. xilalk cusub ee uu madaxweynaha somaliland magacaabay ayaa waxa uu ku bedelay guddidii jaamacada Hargeysa, waxaanu soo magacaabay guddi cusub. warsaxaafadeedkaas oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada wararka ee Sagalnews ayaa u dhignaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1515,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1514","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1514","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1514"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1516,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1514\/revisions\/1516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}