{"id":15173,"date":"2018-03-11T00:43:31","date_gmt":"2018-03-11T00:43:31","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15173"},"modified":"2018-03-12T14:22:43","modified_gmt":"2018-03-12T14:22:43","slug":"daawo-caqabadaha-soo-waajaha-bulshada-soomaaliyeed-ee-ku-nool-norway-ku-nool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15173","title":{"rendered":"Daawo: Caqabadaha Soo Waajaha Bulshada Soomaaliyeed Ee Ku Nool Norway Ku Nool"},"content":{"rendered":"<p>Oslo(GLN): Bulshada soomaaliyeed ee ku nool waddanka Norway, ayaa marar badan waxa soo noqnoqoda caqabado soo waajaha oo ay ugu culus yihiin dhinaca sharciga iyo qoysaska ay dowladdu carruurta ka qaaddo. Waraysigan soo socda oo qayb ka ah barnaamijka &#8220;Kulanka Gorfaynta&#8221; ee ka baxa idaacadda Maqal radio ee fadhigeegu yahay Olso, ayaad si hufan uga bogan doontaan caqabadahaas oo uu laga waraystay xildhibaan Baashe Muuse oo ka tirsan golaha deegaanka ee Oslo. Barnaamijka waxa si wada jir ah u hogaaminaya soo saaraha barnaamijka Cabdishakuur X. Muxumemed Muuse (Heersare) iyo Jamaal Axmed Cabdi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Caqabadaha Soo Waajaha Bulshada Soomaaliyeed Ee Ku Nool Norway Ku Nool\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ykMb-vXkxk8?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/2018-03-11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-15174\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/2018-03-11-300x169.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/2018-03-11-300x169.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/2018-03-11-768x432.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/2018-03-11-1024x576.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/2018-03-11-800x450.png 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/2018-03-11.png 1366w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Oslo(GLN): Bulshada soomaaliyeed ee ku nool waddanka Norway, ayaa marar badan waxa soo noqnoqoda caqabado soo waajaha oo ay ugu culus yihiin dhinaca sharciga iyo qoysaska ay dowladdu carruurta ka qaaddo. Waraysigan soo socda oo qayb ka ah barnaamijka &#8220;Kulanka Gorfaynta&#8221; ee ka baxa idaacadda Maqal radio ee fadhigeegu yahay Olso, ayaad si hufan uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15174,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4,2],"tags":[],"class_list":["post-15173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arrimaha-bulshada","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15173","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15173"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15176,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15173\/revisions\/15176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}