{"id":1526,"date":"2016-09-20T20:32:06","date_gmt":"2016-09-20T20:32:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1526"},"modified":"2016-09-20T20:32:06","modified_gmt":"2016-09-20T20:32:06","slug":"iskuul-boodhin-ah-oo-maanta-laga-dhagax-dhigay-degmada-xayir-ee-gobolka-togdheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1526","title":{"rendered":"Iskuul Boodhin ah Oo Maanta Laga Dhagax Dhigay Degmada Xayir Ee Gobolka Togdheer."},"content":{"rendered":"<h1>Iskuul Boodhin ah Oo Maanta Laga Dhagax Dhigay Degmada Xayir Ee Gobolka Togdheer.<\/h1>\n<p><span style=\"font-size: small\">Xayira(GLN )- Iskuul Taariikhiya Oo Loogu Magac Daray Mujaahid Cabdilaahi Cali Suufi Oo Boarding Ah Ayaa Maanta Lagu Dhagax Dhigay Degmada Xayira Ee Gobolka Togdheer.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small\">Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa Saaka Dhagax Dhogay Iskuul Boarding Ah Oo Ay Hirgaliyeen Qurba-jooga Ka Soo Jeeda Degmada Xayira\u00a0Ee Hoostagta Qoryaale Gobolka Togdheer.Iskuulkan Ayaa Waxaa Loo Magacii Daray Alle Haw Naxariiatee Mid Kamid Ah Saraakiishii Somaliland Xoreeyay Mujaahid Cabdilaahi Cali Suufu.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small\">Iskuulkan Boarding Ka Ha Ee Ay Qurba-jooga Iyo Qolqol-joogu Ay Sida Wada Jirka Ah Uga Hirgaliyeen Degmadooda Xayira Ayaa Ah Boarding Kii Ugu Horeeyay Oo Laga Dhisaayo Deegaamadaas Oo Hore Dayac Badani Uga Muuqday Cidina Aanay Wax U Qaban Shacab Iyo Xukumad Toona.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small\">Waxaa Sidoo Kale Qayb Laxaad Leh Ka Qaatay Dhagax Dhiga Iskuulka Boarding Ah Maamulka Goholka Togdheer Iyo xildhibaan Nuux Maxamed Xuseen Oo kamid Ah Xildhibaanada Laga Soo Doortay Deegaamadaas.Dhinaca Kale Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Dhagax Dhigay Degmada Xood Cusbitaal MCH Ah Iyo Saldhiga Bolis Oo Laga Hirgalinaayo Xood.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iskuul Boodhin ah Oo Maanta Laga Dhagax Dhigay Degmada Xayir Ee Gobolka Togdheer. Xayira(GLN )- Iskuul Taariikhiya Oo Loogu Magac Daray Mujaahid Cabdilaahi Cali Suufi Oo Boarding Ah Ayaa Maanta Lagu Dhagax Dhigay Degmada Xayira Ee Gobolka Togdheer. Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa Saaka Dhagax Dhogay Iskuul Boarding Ah Oo Ay Hirgaliyeen Qurba-jooga Ka Soo Jeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1527,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1526","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1526"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1528,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1526\/revisions\/1528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}