{"id":1531,"date":"2016-09-21T07:26:32","date_gmt":"2016-09-21T07:26:32","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1531"},"modified":"2016-09-21T07:47:45","modified_gmt":"2016-09-21T07:47:45","slug":"banaanbaxyo-waaweyn-oo-lagaga-soo-horjeedo-muranka-badda-ee-u-dhexeya-somaliya-iyo-kenya-ayaa-saaka-ka-dhacay-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1531","title":{"rendered":"Banaanbaxyo Waaweyn Oo Lagaga Soo Horjeedo Muranka Badda Ee U Dhexeya Somaliya Iyo Kenya ayaa Saaka Ka Dhacay Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<h1>Banaanbaxyo Waaweyn Oo <b>Lagaga<\/b> Soo Horjeedo Muranka Badda Ee U Dhexeya Somaliya Iyo Kenya ayaa Saaka Ka Dhacay Magalada Muqdisho.<\/h1>\n<p>Muqdisho(GLN)_Mudaharaadkan Balaadhan\u00a0 Ee Saaka dhacay Magalada Muqdisho ayaa looga soo horjeedo muranka Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya , iyadoo mudaharaadka\u00a0 uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobolka Banaadir.<span id=\"more-55859\"><\/span><\/p>\n<p>mudaharaadka ayaa saaka ka dhacay\u00a0 Fagaaraha Daljirka Dahsoon iyo Ex Baarlamaan, halkaasoo shacabka degan 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ay isugu soo baxaan, si ay u muujiyaan dareenkooda ku aadan Qadiyadda Badda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C\/fataax Cumar Xalane ayaa ugu baaqay shacabka Gobolka Banaadir inay Mudaharaadkan Dareenkooda ku Muujiyaan.Isla markaana Badda Soomaaliya\u00a0 in aanay\u00a0 iib aheyn shakina la gelin karin.<\/p>\n<p>Dhanka kale Mudaharaadkan ay\u00a0 looga soo hor-jeedaa xukumada dalka\u00a0 Kenya Damaca ay ku dooneyso Badda Soomaaliya\u00a0 qeyb ka mid ah oo la rumeysan yahay inay yihiin goobaha ay\u00a0 ku jira kheyraad, sida Batrool.<\/p>\n<p>Banaan baxa maanta ka dhacaya Magalada Muqdisho ayaa ku soo beegmayaa, iyadoo maalintii 3aad ay galeyso dhageysiga dooda dacwada Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, waxaana shalay la dhageystay qareennada u doodayay Soomaaliya.<\/p>\n<p>ISkasta\u00a0 ha ahaate Muranka Badda ee U Dhexeya somaliya iyo kenya ayaa mudooyinkii u danbeyey si xogaysanayey iyada oo mid baa mid kale ku doodayo in u le yahay Badda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banaanbaxyo Waaweyn Oo Lagaga Soo Horjeedo Muranka Badda Ee U Dhexeya Somaliya Iyo Kenya ayaa Saaka Ka Dhacay Magalada Muqdisho. Muqdisho(GLN)_Mudaharaadkan Balaadhan\u00a0 Ee Saaka dhacay Magalada Muqdisho ayaa looga soo horjeedo muranka Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya , iyadoo mudaharaadka\u00a0 uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobolka Banaadir. mudaharaadka ayaa saaka ka dhacay\u00a0 Fagaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1532,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1531"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1536,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1531\/revisions\/1536"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1532"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}