{"id":1540,"date":"2016-09-21T08:43:30","date_gmt":"2016-09-21T08:43:30","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1540"},"modified":"2016-09-21T08:43:30","modified_gmt":"2016-09-21T08:43:30","slug":"mareykan-oo-xukumada-rushka-eedeyay-duqaymaha-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1540","title":{"rendered":"Mareykan Oo Xukumada  Rushka Eedeyay Duqaymaha Suuriya"},"content":{"rendered":"<h1>Mareykan Oo Xukumada\u00a0 Rushka Eedeyay Duqaymaha Suuriya.<\/h1>\n<p class=\"story-body__introduction\">Saraakiil u hadlay dowlada Mareykanka aya BBC-da u sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ay mas&#8217;uul ka yihin duqeymihii loo gestay kolonyo baabuur ah oo siday gar-gaar kuwaas oo isninti aynu soo dhafnay lagu duqeeyay gudaha wadanka Suuriya.<\/p>\n<p>Masuuliyintu waxaa ay sheegeen in labo kamid ah diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ay hawada kujireen waxyar un kahor inta aan la duqeyn kolonyada gar-gaarka .<\/p>\n<p>Waxay intaasi ku dareen in marka la eego qaabka loo fuliyay weerarkaasi, ay u muuqata in tahay mid aanay fulin ciidamada Suuriya .<\/p>\n<p>Hasayeshe dowlada Ruska oo ka hadashay arinkani aya iska fogesay edeymaha loo soo jeediyay iyadoo sheegtay in diyaaradhooda dagaalka iyo kuwa Cidamada Dowlada Suuriyaba aysan ku lug laheyn duqeyntaasi.<\/p>\n<p>Waxaa ayna duqeyntaasi ku eedeysay Dowladda Suuriya dagaalyahanada Mucaaradka ee la dagaalamaya Bashar &#8211; Al-asad.<\/p>\n<p>Wazaarada gashaandhiga ee Ruushka ayaa sidoo kale sheegtay in diyaaradahooda drons-ka ee aan duuliyaha lahayn ay ku daba jireen kolonyada ,basle markii dambe la damiyay Kamerooyinkii ku rakibanaa diyaradahaasi in aanu dhicin weerarkasi.<\/p>\n<p>Waxaa uu na weerarakaasi dhacay saacado un kadib markii Dowlada Suuriya ay ku dhawaqday in xabad-joojintii socotay muddo tobobaad ah ay dhamaatay.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykan Oo Xukumada\u00a0 Rushka Eedeyay Duqaymaha Suuriya. Saraakiil u hadlay dowlada Mareykanka aya BBC-da u sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ay mas&#8217;uul ka yihin duqeymihii loo gestay kolonyo baabuur ah oo siday gar-gaar kuwaas oo isninti aynu soo dhafnay lagu duqeeyay gudaha wadanka Suuriya. Masuuliyintu waxaa ay sheegeen in labo kamid ah diyaaradaha dagaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1541,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1542,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1540\/revisions\/1542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}