{"id":15418,"date":"2018-03-28T20:42:53","date_gmt":"2018-03-28T20:42:53","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15418"},"modified":"2018-03-28T20:42:53","modified_gmt":"2018-03-28T20:42:53","slug":"abiy-axmed-oo-loo-doortay-guddoomiya-xisbiga-talada-haya-dalka-ethiopia-ee-eprdf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15418","title":{"rendered":"Abiy Axmed oo loo doortay guddoomiya xisbiga talada haya dalka Ethiopia ee EPRDF"},"content":{"rendered":"<h3><strong>Xisbiga Hogaamiya dalka Itoobiya Ee ay ku midoobeen Axsaabta badan ee EPRDF ayaa caawa iska dhex doortay guddoomiyaha Xisbigaasi Hogaamin doona.<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>Xilkan ayaa loo doortay in uu hogaamiye Xisbigaasi\u00a0 Dr. Abiy Ahmed, waxaana loo badinayaa in uu noqon doono Ra\u2019isal Wasaaraha Cusub ee Wadankaasi, waa hadii ay uu helo kalsoonida baarlamaanka wadankaasi oo la hor geyn doono.<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>warkan oo lagu baahiyay\u00a0<span class=\"caps\">FANA ayaa intaasi ku darayaa in mar hadii uu xisbigu U Doortay\u00a0Dr. Abiy Ahmed, in uu noqdo guddoomiyaha Xisbigaasi ay u badan tahay in loo raaciyo xilka Ra\u2019isal Wasaarenimo.<\/span><\/strong><\/h3>\n<h3><strong>wararka ayaa intaasi ku daraya In Ra\u2019isal Wasaare Ku Xigeenka wakhtigan\u00a0Demeke Mekonnen uu sii hayn doono xilkaasi, hasayeeshee\u00a0Dr. Abiy Ahmed ayaa ah guddoomiyaha xisbiga Qoomiyadda Oromada ee\u00a0the Oromo Peoples Democratic Organization (<span class=\"caps\">OPDO<\/span>).\u00a0<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>\u00a0Dr. Abiy Ahmed ayaa ka soo jeeda Qoomiyada ugu badan dalka Itoobiya ee Oromada, waxaana iska dhalay Aabe Muslim ah iyo hooyo kiristaan ah, waxaana uu noqon doonaa Ra\u2019isal Wasaarihii ugu horeeyay ee haysta diinta islaamka, waa hadii ay codkooda siiyaan baarlamaanka wadankaasi.<\/strong><\/h3>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h3><strong>xaalada wadanka Itoobiya iyo Gedgedoonka siyaasadeed ee wadankaasi ka jirta ayaa si weyn isha loogu hayaa.<\/strong><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Hogaamiya dalka Itoobiya Ee ay ku midoobeen Axsaabta badan ee EPRDF ayaa caawa iska dhex doortay guddoomiyaha Xisbigaasi Hogaamin doona. Xilkan ayaa loo doortay in uu hogaamiye Xisbigaasi\u00a0 Dr. Abiy Ahmed, waxaana loo badinayaa in uu noqon doono Ra\u2019isal Wasaaraha Cusub ee Wadankaasi, waa hadii ay uu helo kalsoonida baarlamaanka wadankaasi oo la hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":15419,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15418","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15418"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15420,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15418\/revisions\/15420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}