{"id":15445,"date":"2018-03-31T19:40:22","date_gmt":"2018-03-31T19:40:22","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15445"},"modified":"2018-03-31T19:40:22","modified_gmt":"2018-03-31T19:40:22","slug":"jawaari-weli-ma-dhicin-in-xaruntii-baarlamaanka-in-ciidan-la-dul-dhigo-waa-in-xukuumadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15445","title":{"rendered":"Jawaari \u201cWeli ma dhicin in xaruntii Baarlamaanka in ciidan la dul dhigo, waa in Xukuumadda\u2026\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo caawa shir jaraa\u2019id u qabtay ayaa farriin u diray Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo ugu baaqay in Xukuumadda faraha kala baxdo howlaha Baarlamaanka.<span id=\"more-11327\"><\/span><\/p>\n<p>Jawaari ayaa sheegay in aanay weli dhicin in Baarlamanaka ciidan la dul keeno, isla markaana ay tahay saan saan qatar ah oo ah dareen u eg afgambi, waxaa uu ka digay in xaalada in aan looga darin.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cWeli ma dhicin in xaruntii Baarlamaanka ee xormada lahayd ciidan la dul dhigo, amniga xarunta wuxuu saaran yahay guddoonka, hase yeeshee arrinta lagu kacay ma qurux badna waxayna keeni kartaa arrimo ka sii culus oo xasilooni darro ayaa ka imaan karta, waxaan uga digayaa laanta fulinta inay faragelinta naga dhaafaan, inay ciidamada ka dul qaado xarunta Baarlamaanka, kana deyso faragelinta\u201dayuu Guddoomiye Jawaari.<\/span><\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Baarlamaanka aanay wax faragelin iyo carqalad ku heyn Xukuumadda, inay shaqadeeda ku taageeraan, isla markaana arrin masiiri ah oo ay Baarlamaanka u soo gudbiyeen aanay ka diidan.<\/p>\n<p>Jawaari ayaa<span class=\"s1\">\u00a0xusuusiyey dhaartii ay mareen Xildhibaanada,\u00a0 isagoo ugu baaqay Alle ka cabsi iyo inay damiirkooda la tashadaan, kana digtoonaadaan burburinta baarlamaanka.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo caawa shir jaraa\u2019id u qabtay ayaa farriin u diray Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo ugu baaqay in Xukuumadda faraha kala baxdo howlaha Baarlamaanka. Jawaari ayaa sheegay in aanay weli dhicin in Baarlamanaka ciidan la dul keeno, isla markaana ay tahay saan saan qatar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":15446,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15447,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15445\/revisions\/15447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}