{"id":1589,"date":"2016-09-22T10:20:50","date_gmt":"2016-09-22T10:20:50","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1589"},"modified":"2016-09-22T10:20:50","modified_gmt":"2016-09-22T10:20:50","slug":"doon-ku-degtay-masar-oo-muhaajiriin-badan-ay-ku-dhinteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1589","title":{"rendered":"Doon Ku Degtay Masar Oo Muhaajiriin Badan Ay Ku Dhinteen"},"content":{"rendered":"<div>\n<p>Ugu yaraan 29 qof ayaa dhimatay tobanaan qof oo kalena waa la la&#8217;yahay kaddib markii sida la sheegay ay xeebaha dalka Masar ku degtay doon ay saarnaayeen ku dhawaad 600 oo qof oo muhaajiriin<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta ayaa sheegay in 150 qof la soo badbaadiyay.<\/p>\n<\/div>\n<p>Arial, sans-serif; font-size: 1rem; line- 1.375; margin: 18px 0px 0px; padding: 0px; vertical-align: baseline;&#8221;&gt; Kooxaha gurmadka ayaa baadi goobaya dad kale oo nool oo ka badbaaday musiibadaasi.<\/p>\n<p>Doonta ayaa ku degtay xeebta magaalada dekadda ah ee of Rosetta, waxaana wali soo baxaya macluumaadka ku saabsan shilkan.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah shaqaalaha gurmadka caafimaadka ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in inta badan dadka dhintay ay yihiin Afrikaan.<\/p>\n<p>Wali ma cadda halka ay doontu ku socotay, balse wararka qaar ayaa sheegaya inay u socotay dhinaca Taliyaaniga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>SOURCES:BBC<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 29 qof ayaa dhimatay tobanaan qof oo kalena waa la la&#8217;yahay kaddib markii sida la sheegay ay xeebaha dalka Masar ku degtay doon ay saarnaayeen ku dhawaad 600 oo qof oo muhaajiriin Mas&#8217;uuliyiinta ayaa sheegay in 150 qof la soo badbaadiyay. Arial, sans-serif; font-size: 1rem; line- 1.375; margin: 18px 0px 0px; padding: 0px; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1590,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1591,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1589\/revisions\/1591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}