{"id":15924,"date":"2018-06-22T05:53:13","date_gmt":"2018-06-22T05:53:13","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15924"},"modified":"2018-06-22T05:54:26","modified_gmt":"2018-06-22T05:54:26","slug":"kufsi-ka-dhaca-jidka-isku-xidha-magaalooyinka-muqdisho-iyo-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15924","title":{"rendered":"Kufsi La Shaaciyey Inuu Ka Dhaco Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo (GLN): Todobaadyaddii u dambeeyay waxaa qeyla dhaan Xoogan ay ka soo yeedhaysa\u00a0 dadka rakaabka ah ee ku safra wada isku xidha Muqdisho iyo Baydhabo.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineright \">Dadkaa ayaa ka cabanayay dhac, kufsi, iyo dil ay mararka qaar rakaabka kula dhaqaaqaan kooxo hubeysan oo jidka u gala Gadiidka ay la socdaan.<\/div>\n<p>Xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa horey dhowr jeer uga hadlay amni darida ka taagan jidka.<\/p>\n<p>Guddigga Xuquuqul Insaanka ee baarlamanka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay diwangeliyeen 19 gabdhood oo rakaab ah oo kufsi loo geystay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"CIIDANKA DOWLADDA OO LAGU EEDEEYAY KUFSI KA DHACAY WADDADA........\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PwTQfn6syns?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-22.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-15925\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-22.png\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-22.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-22-300x225.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-22-768x576.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-22-258x193.png 258w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-22-800x600.png 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo (GLN): Todobaadyaddii u dambeeyay waxaa qeyla dhaan Xoogan ay ka soo yeedhaysa\u00a0 dadka rakaabka ah ee ku safra wada isku xidha Muqdisho iyo Baydhabo. Dadkaa ayaa ka cabanayay dhac, kufsi, iyo dil ay mararka qaar rakaabka kula dhaqaaqaan kooxo hubeysan oo jidka u gala Gadiidka ay la socdaan. Xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":15925,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15924"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15928,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15924\/revisions\/15928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}