{"id":15939,"date":"2018-06-24T14:23:12","date_gmt":"2018-06-24T14:23:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15939"},"modified":"2018-06-24T14:23:12","modified_gmt":"2018-06-24T14:23:12","slug":"mulkiilaha-wargeyska-waaberri-oo-ka-hadlay-xayiraad-maxkamaddu-saartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15939","title":{"rendered":"Mulkiilaha Wargeyska Waaberri\u00a0Oo Ka Hadlay Xayiraad Maxkamaddu Saartay"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Hargeysa (GLN): Guddoomiyaha Wargeyska Waaberi oo horre Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi xayiraad saartay, ayaa sheegay in xayiraada Wargeyska la saaray ay tahay mid sharci darro ah oo sharciga baal-marsan. Islamarkaanna wuxuu oo bandhigay sharciyadda lahaansha Wargeyska, oo ah qaabka warbaahinta kaleba ku shaqayso.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Guddoomiyaha Wargeyska Waaberi Xasan Cumar Xasan wuxuu sidaa ku sheegay mar uu maanta warbaahinta dalka ugu waramayay Hotel Mamuus ee Magaaladda Hargeysa, wuxuu sheegay in lahaansha Wargeyska u maray sifo sharci ah iyo laammihii sharciga u lahaa bixinta rugsaddaha Warbaahinta.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Mulkiilaha oo arrimahan ka hadlaya wuxuu yidhi \u201cWaan Jeclaystay in aan warbixin ka bixiyo\u00a0\u00a0Wargeyska Waaberi Media Group oo 20 bisha jun 2018-ka ay xayirtay Maxkamadda Gobolka Maroodijeex. Taas oo u cuskatay codsi uga yimi\u00a0\u00a0Xeer-illaalinta Guud ee Qaranka Somaliland, waxaan rabbaa markaa in aan iftiimiyo annigoo ah Xasan Cumar Xasan, isla markaana ah mulkiilaha Wargeyska Waaberi Media Group sharciyadiisii iyo nidaamadiisii oo dhana aan u haysto.\u201dAyuu yidhi Xasan Cumar Xasan<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Sidoo kale Xasan Cumar Xasan wuxuu sheegay inuu wargeyska diiwaangashada 2013-kii, isagoo u maray sifo sharci ah, isla markaana ay Wasaarada Warfaafinta iyo xeer ilaalinta Qaranku siisay warqado sharci ah oo cadaynaya \u201c Wargeyskaa 2013-kii ayaan waxaan ka diwaan-gashaday laba meelood oo xaq u leh, Wasaaradda Warfaafinta iyo Xee- illaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, labadaasi waxay si rasmi ah igu diiwaangeliyeen mulkiyada wargeyska. Annigoo ah muwaadin reer Somaliland\u00a0\u00a0waxaan xaq u leeyahay in aan ku shaqaysto mihnadaydii saxaafadeed,isla markaana in aan soo saaro, ka bacdi markii aan soo saaray Wargeyskaa ee uu suuqa galay.\u00a0\u00a0Maxkamada Gobolka Maroodijeex way xayirtay, iyadoo cuskanaysa codsigaa uga yimi xeer-ilaalinta guud, Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo ah meesha garsoorka ee dadka u\u00a0\u00a0xaqsoorta, Waxaan u arkaa in aanay xaqsoor sax ah samayn, maadaama oo ay dhinac kali ah dhegaysatay, dhinicii kale ee hantidiisa la xayiraayeyna garab martay.\u201dSidaa ayuu yidhi Xasan Cumar<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Dhinaca kale, Guddoomiye Xasan Cumar wuxuu ku andacooday in lahaansha mulkiyadda Wargeyska ka warqabaan Xeer-ilaalintu oo kaydkoodda laga helayo oggolaansha Wargeyska \u201cIyadoo og xee- illaalintu Guud ee Qaranku inay faylasheeda Kaydka ah ku jiraan , Mulkiyadahaasi, iyadoo og in aan annigu ahay Mulkiilaha rasmiga ah ee Wargeyska Waaberi. Waxay haddanna codsi lagu xayirayo Wargeyska ka codsatay Maxkamadda Gobolka, Maxkamadda Gobolkuna iyadoo eegin dhinci kale oo xaqq uu lahaa eegin, ayay dhinac kaliya fulisay xayiraad ayay soo saartay ku socoda dhammaan Madbacadadaha wax daabaca ee Hargeysa, waxaana lagu amray in aanay daabicin Wargeyska Waaberi, taasi oo aan runtii u arko in aanay Maxkamadda Gobolku aanay samay\u00a0\u00a0garsoorkii ay xaqqa u lahayd inay samayso.\u201d<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Gabagabadii wuxuu Guddoomiyaha wargeyska Waaberi farriim isu-lammaan u diray Garsoorka dalka Iyo Madaxweynaha Qaranka Muuse Biixi Cabdi \u201cSidaa dareed maadaama oo aan ahay mulkiilaha Wargeyska, maadaama aan xaqq u leeyahay in aan daabaco kuna shaqaysto mihnadayda saxaafadeed. Waxaan halkan\u00a0\u00a0baaq uga dirayaa\u00a0\u00a0Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isagoo wakhtigii ololaha uu ku jiray uu barnaamijkiisa siyaasigga gogol uga dhigay in Saraynta sharciga. Taas oo la filayey markii uu tallada ku guuleystay inay saraynta sharcigu shaqayso, laakiin hadda aannu arkaynaba dabaacadaha imanaaya ee Xeer ilaalintii guud iyadoo sharci Kaydkeeda ku jira\u00a0\u00a0oo ay haysay haddana leedahay ma jirro.\u201d Ayuu yidhi Xasan Cumar waxaannu hadalkiisii sii raaciyay\u00a0\u00a0\u201cAnnigoo xaq u leh\u00a0\u00a0in aan wixii xaq u leeyahay aan soo saaro, annigoo kala siman muwaadiniin kale oo Wargeyso ama Hay\u2019adda kale oo warbaahineed oo intaa aan hayso haysta .Laakiin maanta Waddanka ka shaqeeya, annoo wax allaale waxaan kaga duwanay aanau jirin, waxaan ka codsanayaa cid walba oo arrinkani uu khuseeyo in warbaahinahaa kale xaq wixii ay u yeeshaan anniguna aan yeesho\u2026Waxaan baaq u dirayaa Hay\u2019addaha Garsoorka , Maxakamadda Racfaanka iyo Maxakamadda Sarre,gaar ahaana guddida garsoorka ee uu hormoodka u yahay Guddoomiyaha Maxakamadda Sarre Aadan Xaaji Cali\u201d Rag Cadaaladd Waayay Sidda Cawsha Kala Yaac.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Warka Mulkiilaha Wargeysaka Waaberi Oo Soo Bandhigay Qoraalada Sharci Ee Wargeysku Haysto\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Bs6f_Oe8X0E?start=43&#038;feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-24.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-15940\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-24.png\" alt=\"\" width=\"528\" height=\"396\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-24.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-24-300x225.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-24-768x576.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-24-258x193.png 258w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/2018-06-24-800x600.png 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 528px) 100vw, 528px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN): Guddoomiyaha Wargeyska Waaberi oo horre Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi xayiraad saartay, ayaa sheegay in xayiraada Wargeyska la saaray ay tahay mid sharci darro ah oo sharciga baal-marsan. Islamarkaanna wuxuu oo bandhigay sharciyadda lahaansha Wargeyska, oo ah qaabka warbaahinta kaleba ku shaqayso. Guddoomiyaha Wargeyska Waaberi Xasan Cumar Xasan wuxuu sidaa ku sheegay mar uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":15940,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15941,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15939\/revisions\/15941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}