{"id":15970,"date":"2018-06-27T18:10:08","date_gmt":"2018-06-27T18:10:08","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15970"},"modified":"2018-06-27T18:11:51","modified_gmt":"2018-06-27T18:11:51","slug":"dr-gaboose-oo-hargeysa-ka-hirgeliyey-dhakhtar-casri-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=15970","title":{"rendered":"Dr. Gaboose Oo Hargeysa Ka Hirgeliyey Dhakhtar Casri Ah"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(GLN): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C\/raxmaan Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray cisbitaalka casriga ah ee Haldoor oo uu sameeyey Dr Gaboose oo ku yaalla magaaladda Hargeysa.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36293285_632405530439458_1600385035888754688_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=f4ed00df180394695013dff3170dcfde&amp;oe=5BE50B3D\" alt=\"Image may contain: 9 people, including Eng Cabdishakuur Tayib Maxamed, flower and outdoor\" \/><\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\">Cisbitaalkan ayaa iskugu jira qaybta xarun caafimaad iyo qayb jaamacadeed oo ardayda u baahan barashada qaybaha kala duwan ee caafimaadka lagu bari doonno, kuwaas oo ay ka dhigi doonaan macalimiin jaamacaddo dibada ah wax ka dhiga oo wakhtiyadda fasaxyada ah jaamacadda iman doonna iyo dhakhaatariirta cisbitaalka ka hawlgala oo waaxyo kala duwan ku kala takhasusay.<\/div>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36239653_632405120439499_3065389051885387776_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=2d2a7d639d1d8aed27e2b9ba668deac5&amp;oe=5BE912D3\" alt=\"Image may contain: 2 people\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa cisbitaalka la keenay markii ugu horeysay qalabkii u dambeeyey ee sawirka, shaybaadhka iyo guud ahaan jidhka la kala soconayey caafimaadka bukaanka, iyo dhakhaatiirtii takhasuska u lahayd ku shaqaynta qalabkan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36340493_632405110439500_8278092409800228864_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=f668baee2751ae3dffb9ec9305e261dd&amp;oe=5BE5632A\" alt=\"Image may contain: 6 people, people sitting\" \/><\/p>\n<p>Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo dhulka Soomaalida aad loo yaqaan ayaa dhisay cisbitaalkan,isla markaana ku soo kordhiyey qaybo caafimaad oo kale iyo qalab kala duwan oo uu sheegay inay ku yar tahay in laga helo guuud ahaan gayiga Soomaalidda, waxaanu sheegay in qalabkan qaarkood cisbitaalkiisa oo qudha laga helayo, taas oo uu xusay inay kaga nasan doonaan dhakhaatiirtii dibadda loo tagi jirey.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36260443_632405940439417_8659117998218412032_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=5dafc1ce8f80f5c5486e31a61eff51cb&amp;oe=5BAFE5F7\" alt=\"Image may contain: 4 people, including Nuura Bintu Ali, suit\" \/><\/p>\n<p>Dr:Gaboose oo takhasuskiisu ku yar yahay Soomaalidda soona bartay caafimaadka Neerfaha (Neurology) ayaa sheegay in tobaneeyo waaxood ka kooban yahay xaruntan caafimaad, kuwaas oo kala ah, 1. Internal Medicine, 2. Cardiology, 3. Neurology, 4, Neurosurgery, 5, General Surgery, 6, ENT, 7, ICU\/CC24\/7, 8.Diagnostic, 9. Laboratory, 10, Pathology iyo waaxo kale, kuwaas oo dhamaantood ay ka hawlgalayaan dhakhaatiir ka shaqaysa dalalka dibadda oo qaarkood macalimiin ka yiiin jaamacaddaha aduunka oo takhasus ahaan usoo qaatay si looga baxo baahidda caafimaad ee dibadda loo doonto.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36320665_632405790439432_2025020949136408576_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=bd3f34f8df08ea6f07fb396b610fc740&amp;oe=5BE2AEAC\" alt=\"Image may contain: 5 people, including Raxma Maxamud Cabdi and Gulaid Yusuf Idaan, people smiling, people standing and indoor\" \/><\/p>\n<p>Waxa iyaguna halkaasi ka hadlay Drs:Adna Aadan, wasiir ku xigeenkii hore ee Caafimaadka Xuseen Xoog, gudoomiyaha dhakhaatiirta Somaliland, Sheekh Mustafe Ismaaciil, wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr:Xasan Yuusuf, gudoomiyaha golaha Wakiiladda wakiiladda Baashe Maxamed Faarax iyo madaxweyne ku xigeenka Saylici, kuwaas oo dhamaantood soo dhoweeyey cisbitaalkan cusub iyo qalabka casriga ah ee la keenay, waxaanay Dr:Gaboose ku aamaaneen kaalinta uu kaga jiro caafimaadka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36282582_632405177106160_3611475709572153344_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=bb7bef97a6338da6c0ec73981eb2c6f1&amp;oe=5BB1F215\" alt=\"Image may contain: 1 person, hat\" \/><\/p>\n<p>\u201cwaxaanu cisbitaalkan iyo qalabkan qaaliga ah u galinay sidii umadda soomaaliyeed uga badbaadin lahaa safarka dibada ee ay caafimaad u doonanayaan iyo dhibaatooyinka ka soo gaadhay.\u201dayuu yidhi Gaboose.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36283321_632405360439475_4281361329232543744_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=e7ea13a80db396cc30b776bf17930c0e&amp;oe=5BE7DEA6\" alt=\"Image may contain: 2 people\" \/><\/p>\n<p>Waxaanu intaas ku daray \u201cDhakhaatiirta aad arkaysa qaar sucuudiga baanka keenay iyo qaar kuweyd ayaan ka keenay iyo dalal kale oo badan oo aan aqoontoodda soo baadhay oo jaamacado waaweyn wax ka dhiga ayaan keenay cisbitaalka si ay ardaydeenuna uga faa\u2019idaan, dhamaan qalabkan casriga ah dadkii aqoonta u lahaa ayaan keenay nin wal oo ajanabi ah muwaadin baan ag dhigay si uu wax uga barto\u201d<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36295419_632405187106159_2957778487370317824_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=e8ac4ff3191ee91f3460a4381e4049c5&amp;oe=5BA178E5\" alt=\"Image may contain: one or more people and suit\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa amaanay qalabka la dhigay cisbitaalka iyo dhakhaatiirta dibadda looga keenay, waxaanu yidhi \u201c\u201dcisbitaalkan waxa inoo furey digtoorkeenii Gaboose, wuxuu yahay dhakhtarka kaliya ee neerfaha ee soomaalidda ku yar takhasuskiisu, samafal buu ugu shaqayn jirey dadka oo wax badan kama qaaadi jirin dadka uu dabiibayo, dadka loo keeno sida uu ku sheego uun bay kuwo dibadda joogaana ku sheegaan, marka waa in dadkeenu aamina dhakhaatiirteennu, dhakhaatiirta uu dibada ka keenay lacag badan bay ka rabaan laakiin kuweena ka baran doono\u201d.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36231250_632405300439481_7081733263819014144_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=57ffc6f71fdd3e96e8df55e34e1b9ded&amp;oe=5BAE77E4\" alt=\"Image may contain: 4 people, people sitting and eyeglasses\" \/><\/p>\n<p>Intaas ka dibna madaxweyne ku xigeenka iyo gudoomiyaha golaha Wakiiladda waxay soo kormeereen qalabka iyo qaybaha uu cisbitaalku ka kooban yahay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36384618_632405317106146_732797265525080064_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=b606183276dbfee92737057787a6529a&amp;oe=5BB6B3A3\" alt=\"Image may contain: 2 people\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36259280_632405383772806_6409979831601070080_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=31559c23210a7bf1c469705be5cc65a3&amp;oe=5BE8D683\" alt=\"Image may contain: 1 person\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36188881_632405490439462_7647351865104924672_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=6b55535532fa615e56b88614c3297d0e&amp;oe=5BEABA5D\" alt=\"Image may contain: 2 people\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36382029_632405507106127_3741756284001583104_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=72b3ebd45f2f6265f579c2b69608b9aa&amp;oe=5BAB4E20\" alt=\"Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36293300_632405583772786_7013288372932182016_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=3689272b8afb088a664319fc483147d9&amp;oe=5BAF92EE\" alt=\"Image may contain: 5 people, including Siyaad Bashuuc Saney and Xasan Maal Dhidar, people smiling, people sitting\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36274410_632405617106116_173035784155168768_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=015369a6e1dacf0239a430a92e2b90ae&amp;oe=5BE38C0A\" alt=\"Image may contain: 3 people, including Eng Cabdishakuur Tayib Maxamed, people smiling, people standing, suit and indoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36314300_632405640439447_4600047000652611584_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=9d03bbdcfce8eb3d43ddf58842db6684&amp;oe=5BB2AFBC\" alt=\"Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and suit\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36297867_632405150439496_2735568265433579520_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=2a852051f2b8df520c545a40576aba61&amp;oe=5BB70854\" alt=\"Image may contain: 2 people, including Eng Cabdishakuur Tayib Maxamed\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36398117_632405733772771_1961953043771555840_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=9d02fd1fc0dd8d9d30a3516b551efb71&amp;oe=5BA72454\" alt=\"Image may contain: 1 person, smiling, standing\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36283408_632405830439428_3974934817325187072_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=ff9474e38027287101d075ee55d2a9c1&amp;oe=5BE3457C\" alt=\"Image may contain: indoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-frt3-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/36295410_632405850439426_9058214274987458560_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=590265225585e1f919c05a56ddc67489&amp;oe=5BEC7AE0\" alt=\"Image may contain: 2 people, people sitting, people standing and indoor\" \/><\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(GLN): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C\/raxmaan Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray cisbitaalka casriga ah ee Haldoor oo uu sameeyey Dr Gaboose oo ku yaalla magaaladda Hargeysa. Cisbitaalkan ayaa iskugu jira qaybta xarun caafimaad iyo qayb jaamacadeed oo ardayda u baahan barashada qaybaha kala duwan ee caafimaadka lagu bari doonno, kuwaas oo ay ka dhigi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":15972,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15970","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15970","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15970"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15971,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15970\/revisions\/15971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}