{"id":16006,"date":"2018-07-03T13:37:48","date_gmt":"2018-07-03T13:37:48","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16006"},"modified":"2018-07-03T13:37:48","modified_gmt":"2018-07-03T13:37:48","slug":"suldaan-maxamed-xukuumaddu-markay-sidaa-mudac-yar-innoo-geliso-annagunna-mashkac-ayeynu-gelinaynaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16006","title":{"rendered":"Suldaan Maxamed:\u00a0\u201cXukuumaddu Markay Sidaa Mudac-Yar Innoo Geliso, Annagunna Mashkac Ayeynu Gelinaynaa.\u201d"},"content":{"rendered":"<p class=\"m_-3975392001570227864gmail-MsoNoSpacing\">Hargeysa (GLN): Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa xukuumadda ugu baaqay inay faraha kala baxdo colaadda Ceel-afweyn, Islamarkaanna wuxuu sheegay haddii xukuumaddu faraha kala bixi waydo ay la safan doonaan tolkoodda.<\/p>\n<p class=\"m_-3975392001570227864gmail-MsoNoSpacing\">Suldaanku waxa kale oo sheegay in la dhaqan galiyo go\u2019aamaddii ka soo baxay shirkii muddadda tobanka cisho ah uga socday beesha Garxajis Buurta Gacan-libaax.<\/p>\n<p class=\"m_-3975392001570227864gmail-MsoNoSpacing\">Suldaanku wuxuu sidan ka sheegay xidhitaankii shir weynaha Beesha Garxajis ee ka socday Buurta-gacan libaax.<\/p>\n<p class=\"m_-3975392001570227864gmail-MsoNoSpacing\">Suldaanka oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi \u201cXukuumadda waxaannu ugu baaqaynay inay faraha kala baxdo collaadda Ceel-afweyn, haddii ay kala bixi waydo waxaannu la soo safan doonnaa tolkayo.\u201dAyuu yidhi Suldaan Maxmaed Cabdiqaadir<\/p>\n<p class=\"m_-3975392001570227864gmail-MsoNoSpacing\">Sidoo kale, Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, wuxuu sheegay in aan la dhayalsan go\u2019aanka ka soo baxay shirweynaha Beesha Garxajis \u201c Cimrigiiba horta shirkan oo kale inoomu qabsoomin, waana shir taariikhi ah oo yaan la fududaysan Go\u2019aamadda ka soo baxay. Waanna inay dhaxal-gal noqdaan oo ay wax la taaban karro noqdaan\u00a0\u00a0ayaa loo baahan yahay, Waxna bulshada ayaa lagula dhaqmayaa waxna xukuumadda.\u201dSidaa ayuu yidhi Suldaan Maxamed<\/p>\n<p class=\"m_-3975392001570227864gmail-MsoNoSpacing\">Dhinaca kale. Suldaanku wuxuu iftiimiyey in bulshadda nabad lagula dhaqmo\u201cBulshada nabad ayaynu kula joognaa, Xukuumaddu markay sidaa mudac yar innoo geliso, annagunna mashkac ayeynu gelin.\u201d<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/suladan-maxamed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16007\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/suladan-maxamed-300x201.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"201\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/suladan-maxamed-300x201.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/suladan-maxamed.jpg 448w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN): Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa xukuumadda ugu baaqay inay faraha kala baxdo colaadda Ceel-afweyn, Islamarkaanna wuxuu sheegay haddii xukuumaddu faraha kala bixi waydo ay la safan doonaan tolkoodda. Suldaanku waxa kale oo sheegay in la dhaqan galiyo go\u2019aamaddii ka soo baxay shirkii muddadda tobanka cisho ah uga socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16007,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16008,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16006\/revisions\/16008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}