{"id":16050,"date":"2018-07-08T09:01:06","date_gmt":"2018-07-08T09:01:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16050"},"modified":"2018-07-08T09:02:12","modified_gmt":"2018-07-08T09:02:12","slug":"waddamada-england-iyo-croatia-oo-u-soo-baxay-semi-finals-ka-koobka-adduunka-ee-2018","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16050","title":{"rendered":"Waddamada England Iyo Croatia Oo U Soo Baxay Semi-finals  Ka Koobka Adduunka Ee 2018"},"content":{"rendered":"<p>Waddamada Ingiriiska iyo\u00a0Korooshiya, ayaa u soo baxay semi-finals, ka dib markii ay labadu ba ay ciyaarihii shalay guul ka la hoydeen.<\/p>\n<p>Xulka waddanka Ingiriiska oo ciyaar xamaasad lihi dhex martay xulka waddanka Iswiidhan, ayaa 2 iyo 0 ay guushu ku raacday Ingiriiska.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawada muuqaal soo koobaya sidii ay ciyaartu u dhacday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Sweden v England | 2018 FIFA World Cup | Match Highlights\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Wr7-HtVlAdI?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>Ciyaarta labaad ee shalay dhacday oo ahayd tii ugu dambaysay quartef-finals, ayaa dhex martay waddamada Ruushka oo ah dalka doorkan marti gelinaya koobka adduunka iyo Korooshiya\/Croatia. Ciyaartaas oo ahayd mid labada kooxood ay wacdaro soo badhigeen,\u00a0 ayaa sagaashankii miridh ee ciyaarta loogu talogalay waxay ku dhammaadeen 1 iyo 1. Waxana lagu daray soddon miridh oo dheeraad ah, halkaas oo labada kooxood ba ay mid hal gool keensadeen.<\/p>\n<p>Markii ay kala bixi waayeen, ayaa waxa loo dhigay rikoodhayaal. Waxana ay sidaa guushu ku raacday waddanka\u00a0Korooshiya\/Croatia oo dhaliyey 4 gool iyo Ruushka oo 3 dhaliyey.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawada muuqaal soo koobaya sidii ay ciyaartu u dhacday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Russia v Croatia | 2018 FIFA World Cup | Match Highlights\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wjU8j2bj3RY?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Korooshiya-Croatia..jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16051\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Korooshiya-Croatia.-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Korooshiya-Croatia.-300x169.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Korooshiya-Croatia..jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxana semi-finals ka ay waddamadu isugu beegmi doonaan; Faransiiska iyo Biljimka (Salaasadda 10\/7\/2018), halka Ingiriiska iyo Karooshiya (Arbacada 11\/7\/2018).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waddamada Ingiriiska iyo\u00a0Korooshiya, ayaa u soo baxay semi-finals, ka dib markii ay labadu ba ay ciyaarihii shalay guul ka la hoydeen. Xulka waddanka Ingiriiska oo ciyaar xamaasad lihi dhex martay xulka waddanka Iswiidhan, ayaa 2 iyo 0 ay guushu ku raacday Ingiriiska. Halkan hoose ka daawada muuqaal soo koobaya sidii ay ciyaartu u dhacday. Ciyaarta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16051,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16050","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16050","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16050"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16050\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16054,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16050\/revisions\/16054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}