{"id":16162,"date":"2018-07-21T14:37:07","date_gmt":"2018-07-21T14:37:07","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16162"},"modified":"2018-07-21T14:42:58","modified_gmt":"2018-07-21T14:42:58","slug":"wareebe-wiil-dhaawac-u-geeriyooday-gaadhsiiyey-iyo-weeraro-kale-oo-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16162","title":{"rendered":"Wiil U Geeriyooday Dhaawac Uu Waraabe Gaadhsiiyey"},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Geeddi (GLN): Yaxye Cabdullahi Xuseen oo ahaa wiil 8 jir ah, ayaa waraabe ku qaatay deegaanka Cabdi Geeddi oo waqooyi kaga beegan magaalada Magaalada Hargeysa, is la markaa na waxa uu markii dambe u geeriyooday dhaawicii uu waraabuhu soo gaadhsiiyey, ka dib markii\u00a0 loo qaaday dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegaya in waraabuhu uu weerar ba\u2019an ku hayo,\u00a0 is la markaa na uu waxyeello gaadhsiinayo dadka deegaanka oo uu cunayo.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay dadka degaanku sheegeen in wiilkaasi ahaa qofkii 4aad ee sanadkan 2018 oo keliya uu waraabuhu cuno. Iyaga oo sheegay in weerarada waraabuhu ay soo badanayaan.<\/p>\n<p>Waxana ay dowladda ka codsadeen in ay wax ka qabato weerarka waraabaha, oo ay sheegeen in uu bartay hilibka dadka,\u00a0 is la markaa na weerarro joogta ah uu soo qaadayo.<\/p>\n<p>Weerarada uu waraabuhu soo qaadayo ayey ku sheegeen kuwo uu habeenkii iyo maalintii ba uu si joogto ah u soo qaadayo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Waraabe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16163\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Waraabe-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"168\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Waraabe-300x168.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Waraabe.jpg 590w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/waraabe-gabiley.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16170\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/waraabe-gabiley-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/waraabe-gabiley-300x200.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/waraabe-gabiley-768x512.jpg 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/waraabe-gabiley-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/waraabe-gabiley-800x533.jpg 800w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/waraabe-gabiley.jpg 1772w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Geeddi (GLN): Yaxye Cabdullahi Xuseen oo ahaa wiil 8 jir ah, ayaa waraabe ku qaatay deegaanka Cabdi Geeddi oo waqooyi kaga beegan magaalada Magaalada Hargeysa, is la markaa na waxa uu markii dambe u geeriyooday dhaawicii uu waraabuhu soo gaadhsiiyey, ka dib markii\u00a0 loo qaaday dalka Jabuuti. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in waraabuhu uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16170,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16162","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16162","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16162"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16162\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16171,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16162\/revisions\/16171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}