{"id":16172,"date":"2018-07-21T14:55:27","date_gmt":"2018-07-21T14:55:27","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16172"},"modified":"2018-07-21T14:55:27","modified_gmt":"2018-07-21T14:55:27","slug":"160-qof-oo-isugu-jiray-soomaali-iyo-ethiopian-dooni-ku-la-degtay-xeebaha-dalka-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16172","title":{"rendered":"160 Qof Oo Isugu Jiray Soomaali Iyo Ethiopian Dooni Ku La Degtay Xeebaha dalka Yemen"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dalka Yemen ayaa lagu soo waramayaa in Doon sida 160 Qof\u00a0 ay ku degtay xeebaha Badda Shadwa ee Koonfurta dalkaasi Yemen, sida laga soo xigtay hogaamiyayaasha qabaa\u2019ilka iyo hay\u2019addaha Amniga deegaankaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga tirsada rasmiga ah ee dhimashada iyo haddi ay jiraanba muhaajiriin lasoo badbaadiyay, sida ay ku warameeyso Wakaalada Wararka ee AP.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doonta ayaa la sheegay in Khamiistii ay ka baxday magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, iyada oo sida 100 ruux oo Soomaali ah iyo 60 ruux oo Itoobiyaan ah, oo ay ka mid yihiin Caruur iyo Haween.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiishan la hadlay AP oo diiday in magacooda la adeegsado ayaa sheegay in aysan jirin gurmad ka howl-galay sidii dadka loo soo badbaadin lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muhaajiriinta ka baxa qaarada Africa gaar ahaan dadka u dhashay dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa marin ka sii dhigtay dalka Yemen oo ay hadda ka jiraan dagaalo culus oo galaaftay nolasha dad badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Souce: Oodweynenews<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Latest-News.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16173\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Latest-News-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Latest-News-300x225.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Latest-News-258x193.jpg 258w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Latest-News.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Yemen ayaa lagu soo waramayaa in Doon sida 160 Qof\u00a0 ay ku degtay xeebaha Badda Shadwa ee Koonfurta dalkaasi Yemen, sida laga soo xigtay hogaamiyayaasha qabaa\u2019ilka iyo hay\u2019addaha Amniga deegaankaas. Lama oga tirsada rasmiga ah ee dhimashada iyo haddi ay jiraanba muhaajiriin lasoo badbaadiyay, sida ay ku warameeyso Wakaalada Wararka ee AP. Doonta ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16173,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16172"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16174,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16172\/revisions\/16174"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16173"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}