{"id":16387,"date":"2018-08-13T14:42:41","date_gmt":"2018-08-13T14:42:41","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16387"},"modified":"2018-08-13T14:42:41","modified_gmt":"2018-08-13T14:42:41","slug":"madaxweyne-muuse-biixi-oo-sameeyey-xil-magacaabis-iyo-xil-ka-qaadis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16387","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sameeyey Xil Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN):\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray\u00a0 waxa uu ku magacaabay masuuliyiin cusub.<\/p>\n<p>Sidan na waxa lagu shaaciyey warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, kaas oo u dhignaa sidan:<\/p>\n<p>&#8220;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/XM\/WM\/222-179\/082018, uu maanta ku magacaabay masuuliyiin cusub.<\/p>\n<p>Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-Wareegto Madaxweyne<\/p>\n<p>Magacaabid<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;<\/p>\n<p>Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;<\/p>\n<p>Markaan Sameeyey: La-tashi;<\/p>\n<p>Waxaan Go\u2019aamiyey;<\/p>\n<p>In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiintan:<\/p>\n<p>1. Baashe Cawil Cumar Wakiilka Somaliland ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>2. Xasan Hirad Yaasiin Wakiilka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>3. Bashiir Sheekh Cumar Good Wakiilka Somaliland ee Dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>4. Cabdillaahi Cabdi Cali (Dhakaar) Ergayga Gaarka ah ee Somaliland u qaabilsan Urur Goboleedka Horumarinta iyo Xidhiidhka Bulshada Bariga Afrika (EAC) .<\/p>\n<p>5. Xasan Axmed Ibraahin (Embassy) Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka.<\/p>\n<p>Waxaan uga mahadcelinayaa muddadii uu hayey xilka Qaranka Wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyey Dalka Maraykanka Mudane, Rashiid Maxamed Nuur (Gaaruf).&#8221;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Madaxweyne-Biixi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16370\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Madaxweyne-Biixi-300x147.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"147\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Madaxweyne-Biixi-300x147.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Madaxweyne-Biixi.jpg 321w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN):\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray\u00a0 waxa uu ku magacaabay masuuliyiin cusub. Sidan na waxa lagu shaaciyey warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, kaas oo u dhignaa sidan: &#8220;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/XM\/WM\/222-179\/082018, uu maanta ku magacaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16370,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16388,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16387\/revisions\/16388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}