{"id":16409,"date":"2018-08-16T22:41:26","date_gmt":"2018-08-16T22:41:26","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16409"},"modified":"2018-08-16T22:43:47","modified_gmt":"2018-08-16T22:43:47","slug":"hargeysa-xukuumadda-oo-joojisay-dhismaha-maktabadda-gaandi-ee-shirkadda-alxarbi-dhisanayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16409","title":{"rendered":"Hargeysa: Xukuumadda Oo Joojisay Dhismaha Maktabadda Gaandi Ee Shirkadda Alxarbi Dhisanayso"},"content":{"rendered":"<p data-block=\"true\" data-editor=\"b84rt\" data-offset-key=\"b2c5b-0-0\"><span data-offset-key=\"b2c5b-0-0\">Hargeysa(GLN)): Wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa la sheegay inay joojisay dhisme ka socda dhulka Rugtii akhriska ee Gandi Library oo ku xigta saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa kaas oo xukuumadii hore ay ka iibisay shirkada ganacsiga Ee Al Xarbi.<\/span><\/p>\n<p data-block=\"true\" data-editor=\"b84rt\" data-offset-key=\"b2c5b-0-0\">Ma jiro war rasmi ah oo ku saabsan go\u2019aanka ay Somaliland ku joojisay dhismaha Gandi Library, laakiin warar uu Geeska Afrika helay ayaa sheegay in wasaaradda waxbarashada Somaliland ay joojisay dhismahaas. Wasiirka waxbarashada Somaliland Yaasiin Faratoon oo uu Geeska Afrika xalay Telefoon ku weydiiyay arrintan, ayaa sheegay inaanu waxba kala socon joojinta dhismahaas iyo in wasaaradiisu amarka bixisay toona.<\/p>\n<p><span data-offset-key=\"9dtut-0-0\">Shirkadda dhisanaysa oo uu Geeska Afrika isku dayay inuu wax ka weydiiyo warkan, ayaanay noo suurtogelin.<\/span><\/p>\n<p><span data-offset-key=\"cdm84-0-0\">Dhismahan Gandi Library ayaa maadaama oo uu ahaa goob waxbarasho waxa uu maamul ahaan hoos tagaa wasaaradda waxbarashada Somaliland.<\/span><\/p>\n<p>Xigasho: Geeska Afrika<\/p>\n<div data-offset-key=\"cdm84-0-0\"><\/div>\n<div data-offset-key=\"cdm84-0-0\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Gandhi-Library.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16410\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Gandhi-Library-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Gandhi-Library-300x169.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Gandhi-Library.jpg 556w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p data-offset-key=\"cdm84-0-0\">Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p data-offset-key=\"cdm84-0-0\">News Desk.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)): Wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa la sheegay inay joojisay dhisme ka socda dhulka Rugtii akhriska ee Gandi Library oo ku xigta saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa kaas oo xukuumadii hore ay ka iibisay shirkada ganacsiga Ee Al Xarbi. Ma jiro war rasmi ah oo ku saabsan go\u2019aanka ay Somaliland ku joojisay dhismaha Gandi Library, laakiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16410,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16409","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16409"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16414,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16409\/revisions\/16414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}