{"id":16415,"date":"2018-08-16T22:58:12","date_gmt":"2018-08-16T22:58:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16415"},"modified":"2018-08-16T22:58:57","modified_gmt":"2018-08-16T22:58:57","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-amaro-ku-soo-rogtay-shirkadaha-duulimaadyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16415","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland Oo Amaro Ku Soo Rogtay Shirkadaha Duulimaadyada"},"content":{"rendered":"<div class=\"\" data-block=\"true\" data-editor=\"abfge\" data-offset-key=\"aqaie-0-0\">\n<p class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"aqaie-0-0\">Hargeysa (GLN): Xukuumadda Somaliland ayaa warqad digniin iyo amar iskugu jirta u qaybisay dhamaan Xafiisyada ay magaalada Hargeysa ku leeyihiin Shirkaddaha Duulimaadayada Diyaaradaha ka shaqeeya,waxaana warqadaasi hoosta kaga saxeexnaa Mareeyaha Hay\u2019adda Duulista Somaliland Cabdi Maxamed Rodol.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"6cimq-0-0\">Warqaddan oo Wargeyska Foore helay ayaa waxa ay daba socotaa Wareegtadii dhawaan kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee uu shaqada kaga joojiyay qaar ka mid ah Shirkaddihii dadka gaarka ahi lahaayeen ee ka hawlgalayay Madaarka Cigaal ee Magaaladda Hargeysa,waxaana sida ku cad Nuxurka Warqaddan loo qaybiyay dhamaan Xafiisyada ay Shirkadaha Duulimaadka ka shaqeeyaa ay ku leeyihiin Magaalada Hargeysa ,waxaana looga digay inay wax lacag ah siiyaan Shirkaddii ka shaqayn jirtay amniga Madaarka Cigaal ee Marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaanay S.R.M,waxa sidoo kale Warqadaasi si gaar ah hoosta looga xariiqay inaanay shirkadaha Duulimaadyadu siinin wax lacag ah shirkaddaasi,hadii ay tahay lacag hore iyo haddii ay tahay lacag Cusub toona,waxaana looga digay in shirkaddii amarmmaasi burisaa ay iyadu Masuuliyaddeeda qaadi doonto.<\/div>\n<div class=\"\" data-block=\"true\" data-editor=\"abfge\" data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">\n<p class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"c2ahe-0-0\"><span data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">Warqaddan ayaa u dhignayd sidan: \u201cAnagoo Tix raacayna Wareegtadii Madaxweynaha ee ku taariikhaysnayd 11\/08\/2018 ee Sumadeedu tahay JSM\/XM\/MW\/222-178\/082018, sidaa darteed waxaa la idin farayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12\/08\/2018, inaad ka joojisaan shirkada S.R.M Lacagtii ay qaadan jirtay ee Security Charges-ka,Lacagtaasi oo saaran Tigidha aad qabataan.\u201d Waxa Lagu sii yidhi sidan: \u201cShirkadda Ku wareejisa Wax lacag ah Shirkada S.R.M, ha noqoto lacag hore ama mid Cusub,iyada ayaa ka masuul ah illaa inta ay Xisaabtamayaan Shirkadda S.R.M iyo Hay\u2019adda Duulistu.\u201d Sidaa waxa lagu yidhi Warqaddan oo Qoraal ah oo uu ku saxeexan yahay Mareeyaha Hay\u2019adda Duulista Somaliland Cabdi Maxamed Rodol.<\/span><\/p>\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">Xigasho: Foore<\/p>\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39215989_318236635411472_8377552509366960128_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16416\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39215989_318236635411472_8377552509366960128_n-300x186.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"186\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39215989_318236635411472_8377552509366960128_n-300x186.jpg 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39215989_318236635411472_8377552509366960128_n.jpg 446w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">Gacanlibaaxnews.con<\/p>\n<p data-offset-key=\"c2ahe-0-0\">News Desk.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN): Xukuumadda Somaliland ayaa warqad digniin iyo amar iskugu jirta u qaybisay dhamaan Xafiisyada ay magaalada Hargeysa ku leeyihiin Shirkaddaha Duulimaadayada Diyaaradaha ka shaqeeya,waxaana warqadaasi hoosta kaga saxeexnaa Mareeyaha Hay\u2019adda Duulista Somaliland Cabdi Maxamed Rodol. Warqaddan oo Wargeyska Foore helay ayaa waxa ay daba socotaa Wareegtadii dhawaan kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16416,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16415","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16415","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16415"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16418,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16415\/revisions\/16418"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16416"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}