{"id":1642,"date":"2016-09-23T14:19:32","date_gmt":"2016-09-23T14:19:32","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1642"},"modified":"2016-09-23T14:19:32","modified_gmt":"2016-09-23T14:19:32","slug":"ururka-al-shabaab-oo-maanta-soo-bandhigay-meydadka-askar-ka-tirsan-ciidamada-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1642","title":{"rendered":"Ururka Al-Shabaab Oo Maanta Soo Bandhigay meydadka Askar ka Tirsan Ciidamada Kenya."},"content":{"rendered":"<h1>Ururka Al-Shabaab Oo Maanta Soo Bandhigay meydadka Askar ka Tirsan Ciidamada Kenya.<\/h1>\n<div class=\"wysiwyg\">\n<p>Jilib(GLN)_Ururka Al-Shabaab ayaa maanta magaalada Jilib kusoo bandhigay maydka laba qof oo ururka sheegay inay ka mid ahaayeen booliiska Kenya.<\/p>\n<p>Dadkan ayaa Al-Shabaab ay sheegtay in lagu dilay weerarkii habeen horey maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigga deegaanka Haamey ee gobolka Gaarisa.<\/p>\n<p>Dadka magaalada ku nool ayaa sidoo kale warbaahinta\u00a0 u sheegay in Al-Shabaab ay sidoo kale halkaasi kusoo bandhigeen baabuur iyo hub ay sheegteen inay kusoo qabsadeen hawlgalkaasi.<\/p>\n<p>Dawladda Kenya ayaa shalay sheegtay in weerarka ay Al-Shabaab qaadday ay ku dhaawacmeen afar askari, sidoo kalena la la\u2019yahay laba kale.<\/p>\n<p>Sourcces;VOAsomali<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al-Shabaab Oo Maanta Soo Bandhigay meydadka Askar ka Tirsan Ciidamada Kenya. Jilib(GLN)_Ururka Al-Shabaab ayaa maanta magaalada Jilib kusoo bandhigay maydka laba qof oo ururka sheegay inay ka mid ahaayeen booliiska Kenya. Dadkan ayaa Al-Shabaab ay sheegtay in lagu dilay weerarkii habeen horey maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigga deegaanka Haamey ee gobolka Gaarisa. Dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1643,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1642","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1642"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1644,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1642\/revisions\/1644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}