{"id":16505,"date":"2018-09-02T15:25:10","date_gmt":"2018-09-02T15:25:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16505"},"modified":"2018-09-02T15:25:10","modified_gmt":"2018-09-02T15:25:10","slug":"golaha-wasiirrada-cusub-ee-dowladda-soomaalida-ee-itoobiya-oo-la-ansixiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16505","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada Cusub Ee Dowladda Soomaalida Ee Itoobiya Oo La Ansixiyey"},"content":{"rendered":"<p>Jigjiga (GLN): Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Ee Itoobiya, ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha cusub ee xukuummadda oo dhawaantan la hor keenay.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta la ansixiy ayaa is ugu jira wasiirro iyo maareeyeyaal, kuwaas oo ay magacyadoodu ka la yihiin:<\/p>\n<ol>\n<li>Madaxweynaha Mustafe Muxumed Cumar<\/li>\n<li>Madaxweyne Ku xigeen Aadan Faarax Ibrahim<\/li>\n<li>Wasiirka Biyaha Bashiir Shaafi<\/li>\n<li>Wasiirka Maaliyadda Bashiir Dubbad<\/li>\n<li>Wasiirka Madaxtooyada Xasan Dhaadhi<\/li>\n<li>Wasiirka Waxbarashada C\/laahi Maxamed Muuse<\/li>\n<li>Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed<\/li>\n<li>Wasiirka Beeraha C\/qaadir iimaan<\/li>\n<li>Wasiirka Howlaha Guud C\/fataax Sheekh Biixi<\/li>\n<li>Wasiirka Ganacsiga C\/raxmaan Axmed Xasan<\/li>\n<li>Wasiirka Ka hortagga Masiibooyinka Maxamed Cabdi<\/li>\n<li>Wasiirka Qurbajoogta Xabiib Xaaji<\/li>\n<li>Wasiirka Xeer-ilaalinta C\/wali Jaamac Ibrahim<\/li>\n<li>Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq<\/li>\n<li>Wasiirka Cadaaladda Mubaarak Sheekh Cumar<\/li>\n<li>Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Xasan Aadan<\/li>\n<li>Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shukri<\/li>\n<li>Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali<\/li>\n<li>Wasiirka Dhalinyarada Xasan Faarax Cali<\/li>\n<li>Wasiirka Dooxooyinka Axmed Deeq Maxamed<\/li>\n<li>Wasiirka Sayniska Axmed Naaji<\/li>\n<li>Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Ilyaas Abiib<\/li>\n<li>Maareeyaha Xafiiska xirfadaha iyo tababarrada<\/li>\n<li>Maareeyaha Macdanta, Tamarta Mudane Lade C\/wali<\/li>\n<li>Maareeyaha Wakaaladda Jidadka Sacaada Giire<\/li>\n<li>Maareeyaha Wakaaladda Dakhliga Mudane C\/laahi Cabdi<\/li>\n<\/ol>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/2018-08-27-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16506\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/2018-08-27-1-300x225.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/2018-08-27-1-300x225.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/2018-08-27-1-768x576.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/2018-08-27-1.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/2018-08-27-1-258x193.png 258w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/2018-08-27-1-800x600.png 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Desk.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jigjiga (GLN): Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Ee Itoobiya, ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha cusub ee xukuummadda oo dhawaantan la hor keenay. Masuuliyiinta la ansixiy ayaa is ugu jira wasiirro iyo maareeyeyaal, kuwaas oo ay magacyadoodu ka la yihiin: Madaxweynaha Mustafe Muxumed Cumar Madaxweyne Ku xigeen Aadan Faarax Ibrahim Wasiirka Biyaha Bashiir Shaafi Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16506,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16505","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16505","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16505"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16507,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16505\/revisions\/16507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16506"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}