{"id":1662,"date":"2016-09-24T08:05:38","date_gmt":"2016-09-24T08:05:38","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1662"},"modified":"2016-09-24T08:05:38","modified_gmt":"2016-09-24T08:05:38","slug":"madaxweynaha-maamul-goboleedka-puntland-oo-safiir-cusub-u-magacaabay-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1662","title":{"rendered":"Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Safiir Cusub U Magacaabay Itoobiya."},"content":{"rendered":"<h1>Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Safiir Cusub U Magacaabay Itoobiya.<\/h1>\n<p>Garowe(GLN)_Madaxweynaha Maamul\u00a0 goboleedka Puntland C\/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Safiir ka wakiil ah Puntland u magacaabay dalka Itoobiya, taasoo dad badan layaab ku noqotay.<span id=\"more-56098\"><\/span><\/p>\n<p>Warqad magacaabida oo shalay ka soo baxday Xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in Xeer Madaxweyne lagu magacaabay Sureer Abshir Muuse oo noqon doonta Safiirka maamul goboleedka Puntland u joogta Itoobiya sida lagu yidhi qoraalka.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ah mid ka hor imaaneysa diblomaasiyada caalamiga ah in Maamul goboleed ka mid ah dowladda Federaalka in Safiir u magacaabo dal kale sidii dowlad oo kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxy arrintan daboolka ka qaadeysa qorshaha dowladda Itoobiya kaga aadan maamul goboleedyada ee ah inay mid walba gooni ula macaamisho, isla markaana tani tusaale cad u tahay kala qeybinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntland ayaa ka mid ah maamul\u00a0 goboleedyada ka jira Soomaaliya, marka la Eegna\u00a0 waxay u dhaqantaa sida dowlad gaar ah oo kale.<\/p>\n<p>Hadaba waxaa la sugayaa sida maamulada kale ee federaalka Soomaaliya ee xidhiidhka la leh Itoobiya ay iyana Safiir ugu magacaabaan Itoobiya.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka akhriso warqada ka soo baxday Madaxweynaha Puntland ee uu Safiir ugu magacaabay Itoobiya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/magacaabis-safiir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-56099\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/magacaabis-safiir.jpg\" alt=\"magacaabis-safiir\" width=\"504\" height=\"649\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Safiir Cusub U Magacaabay Itoobiya. Garowe(GLN)_Madaxweynaha Maamul\u00a0 goboleedka Puntland C\/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Safiir ka wakiil ah Puntland u magacaabay dalka Itoobiya, taasoo dad badan layaab ku noqotay. Warqad magacaabida oo shalay ka soo baxday Xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in Xeer Madaxweyne lagu magacaabay Sureer Abshir Muuse oo noqon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1663,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1662","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1664,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1662\/revisions\/1664"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1663"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}