{"id":16641,"date":"2018-10-02T14:46:37","date_gmt":"2018-10-02T14:46:37","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16641"},"modified":"2018-10-02T14:55:44","modified_gmt":"2018-10-02T14:55:44","slug":"hayadda-shaqaalaha-dawladda-oo-kormeer-kedis-ah-ku-samaysay-shaqaalaha-ammaanka-ee-madaarka-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16641","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda Oo Kormeer Kedis Ah Ku Samaysay Shaqaalaha Ammaanka Ee Madaarka Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN): Masuuliyiin uu horkacayo guuddoomiyaha Hay&#8217;adda Shaqaalha Dawladda ee Somaliland Sharmaarke Geelle, ayaa saaka kormeer ku kedis ah ku sameeyey tirada iyo tayada shaqaalaha ammaanka ee garoonka diyaaraha ee Hargeysa.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo qoraal uu ku faahfaahinayo ujeedda kormeerka ku qoray bartiisa Facebook, ayaa waxa uu yidhi: &#8220;Subaxnimadii hore ayey ahayd kadib markii hawl-wadeenada Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda oo ay wehelinayaan Madaxda madaarka Hargeysa oo uu horkacayo Maareeyaha Hay\u2019adda Duulista iyo Madaaradda Somaliland kormeer kadis ah ku soo mareen qaybaha kala duwan ee shaqaalaha Ammaanku ka hawl-galaan gegada diyaaradaha ee Cigaal International Airport,&#8221; ayuu yidhi\u00a0<span class=\"text_exposed_show\">guddoomiye Sharmaarke:\u00a0<\/span>&#8220;Kormeerkan oo isugu jiray\u00a0<span class=\"text_exposed_show\">hubinta joogitaanka shaqaalaha iyo indho-indhaynta hufnaanta hawl-gudashada ayaa socotay 6:30 Subaxnimo ilaa 4:00 galabnimo halkaas oo labada kal shaqo \u201cTwo Shifts\u201d loogu kuur-galay xiliga, xaalada iyo xirfadooda ba.&#8221;<\/span><\/p>\n<p>Waxa uu mar kale intaa raaciyey oo uu yidhi: &#8220;Tallaabadan ayaa imanaysa kadib markii dawladdu dib u la soo noqotay gacan ku haynta ammaanka madaarka iyada oo shaqaalihii ka hawl-galayeyna sidoodii shaqada u wataan.&#8221;<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Waxa uu sheegay inay arkeen shaqaale feejigan oo shaqada ku wanaagsan: &#8220;Intii kormeeku socday waxa Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda u muuqanaysay shaqaale ay ka muuqato farsamo iyo feejignaan dheeri ah, kuwaas oo qof iyo qalab ahaan ba u diyaarsan in ay sugaan Amniga madaarka oo ah marinka iyo muraayada koobaad ee dal laga soo galo,&#8221; ayuu yidhi guddoomiye Sharmaarke.<\/p>\n<p>Waxa uu guddoomiyuhu shaqaalaha ay kormeerka ku sameeyeen ku ammaanay qaabkooda gudashada shaqada, isaga oo arrintaa ka hadlaya na waxa uu yidhi: &#8220;Ugu dambayn, Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay hambalyeynaysaa shaqaalihii saacadihii shaqada sida wanaagsan u ilaalinayey, kuwaas oo ay ku adkaynayso u jajabnaanta shacabka iyo bixinta adeeg hufan. &#8221;<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ay samayn doonaan kormeerro kale oo dabagal ah: &#8220;Kormeerkan ayaa bilow u noqon doonto kormeero lama filaan ah oo Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladdu ku daba-gali doonto shaqaalihii is-diiwaangeliyey mudooyinkii dambe in ay xarumihii shaqada ku sugan yihiin iyo sida oo kale in si cad la xisaabtan uga imaado saacadaha shaqada ee shacabku xaqa ugu leeyihiin shaqaalaha,&#8221; ayuu yidhi guddoomiyaha Hay&#8217;adda Shaqaalah Dawladda Somaliland Sharmaarke Muxumed Axmed Geelle.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/43024092_2373081306054301_4404604217495388160_n.jpg?_nc_cat=100&amp;oh=a8f59f5dd86637eda3f770dd11ef6d96&amp;oe=5C1B6FAD\" alt=\"Image may contain: one or more people, people standing and indoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/42941437_2373081342720964_6243289329049796608_n.jpg?_nc_cat=107&amp;oh=d1c1ec08363c33d87d1fb7829a86426e&amp;oe=5C61D646\" alt=\"Image may contain: one or more people and people standing\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/43065910_2373081166054315_3149782496372064256_n.jpg?_nc_cat=100&amp;oh=8a589ea958ac78ed84a324264591306f&amp;oe=5C1BEFFF\" alt=\"Image may contain: one or more people and people standing\" \/><\/p>\n<p><strong><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/42917021_2373081532720945_367573604818223104_n.jpg?_nc_cat=111&amp;oh=8bc0124e202fd48b7509633fe2a737cb&amp;oe=5C5D303C\" alt=\"Image may contain: 3 people, people standing and indoor\" \/><\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/42917003_2373081189387646_3106263564151685120_n.jpg?_nc_cat=109&amp;oh=ff01be835ff8d16bb716d35e958c46e7&amp;oe=5C5D1C4C\" alt=\"Image may contain: 5 people, people standing and outdoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/42920474_2373081442720954_7523109731225829376_n.jpg?_nc_cat=100&amp;oh=a0bbf4a580edd7393d8e480b2471468d&amp;oe=5C1E9E15\" alt=\"Image may contain: one or more people\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/42980353_2373081456054286_8073511980641550336_n.jpg?_nc_cat=111&amp;oh=5d277364489d81518129571e5ae8b258&amp;oe=5C5376B2\" alt=\"Image may contain: one or more people, people standing and indoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/43000364_2373081542720944_7541814279440171008_n.jpg?_nc_cat=102&amp;oh=3a88fee973cfd5ba846f892cfa0dd9ed&amp;oe=5C543F8D\" alt=\"Image may contain: one or more people, people sitting and people standing\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/42951808_2373081202720978_7385282989451640832_n.jpg?_nc_cat=111&amp;oh=0cdf4dd1406fbab89370e095fac397e1&amp;oe=5C563B2B\" alt=\"Image may contain: 5 people, including Sa'ad Mo Gado, people standing and outdoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-arn2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/42983475_2373081266054305_850705112916557824_n.jpg?_nc_cat=111&amp;oh=481c47eec6fc8a706dd0f92fa5847c4f&amp;oe=5C186049\" alt=\"Image may contain: one or more people, people standing and outdoor\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>News Des.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (GLN): Masuuliyiin uu horkacayo guuddoomiyaha Hay&#8217;adda Shaqaalha Dawladda ee Somaliland Sharmaarke Geelle, ayaa saaka kormeer ku kedis ah ku sameeyey tirada iyo tayada shaqaalaha ammaanka ee garoonka diyaaraha ee Hargeysa. Guddoomiyaha oo qoraal uu ku faahfaahinayo ujeedda kormeerka ku qoray bartiisa Facebook, ayaa waxa uu yidhi: &#8220;Subaxnimadii hore ayey ahayd kadib markii hawl-wadeenada Hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16642,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16641"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16648,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16641\/revisions\/16648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}