{"id":1671,"date":"2016-09-24T09:20:16","date_gmt":"2016-09-24T09:20:16","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1671"},"modified":"2016-09-24T09:20:16","modified_gmt":"2016-09-24T09:20:16","slug":"wasiirkii-hore-ee-wasaarada-arrimaha-gudaha-somaliland-cali-maxamed-warancade-oo-madaxweyne-siilaanyo-warqad-qoraal-ah-u-gudbiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1671","title":{"rendered":"Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali maxamed Warancade Oo Madaxweyne Siilaanyo  Warqad Qoraal ah U Gudbiyey."},"content":{"rendered":"<h1>Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali maxamed Warancade Oo Madaxweyne Siilaanyo\u00a0 Warqad Qoraal ah U Gudbiyey.<\/h1>\n<div class=\"newscontent\">\n<p>Wasiirkii\u00a0 hore ee Wasaarada arrimaha gudaha somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa Madaxweyne Siilaanyo si rasmi ah u weydiistay inuu ka aqbalo codsi uu ku weydiistay inuu u magacaabo la taliye islamarkaana uu ka aqbalo inaanu qaban karin xilka wakiilka Somaliland ee Itoobiya oo hore loogu magacaabay.<\/p>\n<\/div>\n<p>Warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in Cali Warancade uu maalmo ka hor Madaxweyne Siilaanyo oo uu si toos ah ugu tagay uu u gudbiyay dhambaal uu ku sheegay inaanu wakhti xaadirkan qaban karin xilkaas sababo u gaar ah darteed. Sidaas darteed uu Madaxweyne Siilaanyo ka codsanayo inuu u magacaabo xil la taliye, si aanu uga bixin gudaha dalka, sidoo kalena uu ka aqbalo inaanu xilkaas wakiilnimo wakhtigan qaban karin.<\/p>\n<p>Cali Warancade, ayaa sidoo kale wuxuu warku sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyay tallo ku saabsan lixda goobood ee waqooyiga magalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Ma jirto wax jawaab ah oo uu Madaxweyne Siilaanyo ilaa hadda ka bixiyay dalabka Cali Maxamed Warancade, waxaanay u muuqataa in Madaxweyne Siilaanyo samaynayo la tashiyo ku saabsan go\u2019aanka uu ka gaadhi doono codsiyada Cali Warancade.<\/p>\n<p>Cali Warancade, ayaa go\u2019aankan gaadhay ka dib la tashiyo uu la sameeyay taageerayaashiisa oo u muuqda inay ku qanciyeen inaanu qaban xilkaas wakiilka Itoobiya oo uu markii hore si cad u sheegay inuu isagu Madaxweynaha ka dalbaday qabashada xilkaas islamarkaana uu aqbalay.<\/p>\n<p>Source geeska<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali maxamed Warancade Oo Madaxweyne Siilaanyo\u00a0 Warqad Qoraal ah U Gudbiyey. Wasiirkii\u00a0 hore ee Wasaarada arrimaha gudaha somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa Madaxweyne Siilaanyo si rasmi ah u weydiistay inuu ka aqbalo codsi uu ku weydiistay inuu u magacaabo la taliye islamarkaana uu ka aqbalo inaanu qaban karin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1672,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1671","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1671","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1671"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1671\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1673,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1671\/revisions\/1673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1672"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1671"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1671"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1671"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}