{"id":16769,"date":"2018-12-15T22:17:22","date_gmt":"2018-12-15T22:17:22","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16769"},"modified":"2018-12-15T22:18:38","modified_gmt":"2018-12-15T22:18:38","slug":"guddoomiye-mursal-waa-in-deg-deg-loo-sii-daayaa-mukhtaar-roobow-loo-na-ogolaadaa-in-uu-doorashada-ka-qaybgalo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=16769","title":{"rendered":"Guddoomiye Mursal: &#8220;Waa in deg deg loo sii daayaa Mukhtaar Roobow loo na ogolaadaa in uu doorashada ka qaybgalo.\u201d"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Muqdisho (GLN): Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay hotelka uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadllay\u00a0 xadhigga Mukhtaar Roobow iyo mooshinka madaxweynaha.<\/p>\n<p>Guddoomiye Mursal, ayaa ka tacsiyeeyey shacabka Baydhaho geerida ka dhalatay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo, isaga oo ugu baaqay shacabka ku dhaqan Baydbabo in ay is dajiyaan, dib na loo soo celiyo xasilloonidii iyo ka la danbeyntii deegaannada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Guddoomiye Mursal Oo Ka Hadlay Xariga Roobow, Xiisadda Baydhabo Iyo Arrimo Kale\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/c1LjTxhIIgU?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2018-12-15-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16770\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2018-12-15-2-300x225.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2018-12-15-2-300x225.png 300w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2018-12-15-2-768x576.png 768w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2018-12-15-2.png 1024w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2018-12-15-2-258x193.png 258w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2018-12-15-2-800x600.png 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gacanlibaaxnews<\/p>\n<p>News Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (GLN): Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay hotelka uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadllay\u00a0 xadhigga Mukhtaar Roobow iyo mooshinka madaxweynaha. Guddoomiye Mursal, ayaa ka tacsiyeeyey shacabka Baydhaho geerida ka dhalatay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo, isaga oo ugu baaqay shacabka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":16770,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-16769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16769"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16773,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16769\/revisions\/16773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}