{"id":17,"date":"2016-08-11T08:34:15","date_gmt":"2016-08-11T08:34:15","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17"},"modified":"2016-08-11T08:34:15","modified_gmt":"2016-08-11T08:34:15","slug":"prof-ahmed-ismacil-samatar-sheekada-siyaasadu-yaqaneysidu-cabdi-falash-u-yaqaney-sheeko-caruureeda-q-w-eng-mukhtaar-yuusuf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17","title":{"rendered":"Prof.ahmed ismacil samatar sheekada siyaasadu yaqaney,sidu cabdi falash u yaqaney sheeko caruureeda Q.W: Eng.Mukhtaar Yuusuf"},"content":{"rendered":"<div class=\"nH\">\n<div class=\"nH\">\n<div class=\"ha\">\n<h4 id=\":lm\" class=\"hP\">Prof.ahmed ismacil samatar sheekada siyaasadu yaqaney,sidu cabdi falash u yaqaney sheeko caruureeda Q.W: Eng.Mukhtaar Yuusuf<\/h4>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\":mo\"><\/div>\n<div id=\":md\" class=\"ii gt adP adO\">\n<div id=\":mc\" class=\"a3s aXjCH m15550f6226294082\">\n<div dir=\"ltr\">waxay dad badan \u00a0oo reer somaliland ka dhursugayeen \u00a0prof.ahmed ismaciil samatar \u00a0talaabaduu \u00a0ku muujin doono \u00a0siyaasada u khaaska ah \u00a0ee aan ahayn \u00a0ta siyaasada madadaalada \u00a0iyo xisbiguu \u00a0ka soo dhex muuqan doono , waxa se uu ka soo dhex muuqdey \u00a0xisbil xaakimkii kulmiye \u00a0isagoo in badan \u00a0 \u00a0goobo badan ka sheegey in somaliland ay u baahantey \u00a0 \u00a0in ay isbadel dimuqraadiyad \u00a0lagu sameeyo \u00a0si is badal midha dhala \u00a0aynu u helno, waxaanu isbedelkii noqdey \u00a0xisbil xaakim kii \u00a0isbadelka lagu sameynlaa mid \u00a0 ku biirey , jawaabta ku biiritaankiisuna waxay noqotey in \u00a0 uu yahay \u00a0shaqsi \u00a0ku caan ah madadalada siyaasada ee aanu \u00a0ahayn shaqsi awood u leh \u00a0 in \u00a0siyaasadiisu \u00a0 qaran badali karto \u00a0hormarna \u00a0abuuri karto . mana jirto siyaasad khaas u ahayd \u00a0oo \u00a0muujinkarta \u00a0awoodiisa siyaasadeed waxana daliil u ah \u00a0siduu \u00a0u majare haboobiyey \u00a0siyasadiisii iyo tuhunkii \u00a0dadku ka qabeen, waxaynu xasuusan karnaa dimuqraadiyad la,aantii ka dhex jirtey \u00a0xisbiga kulmiye \u00a0ee \u00a0 ay kaga tageen laba meeloodoo \u00a0meeli xisbigoodii , waxay dhacdadani \u00a0 kaliya ku tusinaysaa madhnaanta \u00a0ficilka siyasadisa kanka yeelan leyd waxaaney tahay kaliya \u00a0inuu \u00a0daneynayey \u00a0 han yaraan xil wasiirnimo \u00a0 \u00a0 ee aanu \u00a0waxba isla hayn kale \u00a0, waxaana suura gal ah \u00a0 in mudo yar ka dib yidhaahdo \u00a0 kulmiye \u00a0waa meel \u00a0 dimuqraadiyada \u00a0 lagu \u00a0aaso \u00a0,oo uu fikirkii somaliland \u00a0kaga noqdo siduu fikirkiisii \u00a0somaliya \u00a0markii \u00a0 uu \u00a0ka galey \u00a0 \u00a0numberkii \u00a0ugu liitey uu badaley<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Waxay tani \u00a0sumad u tahay \u00a0markii uu tartankii \u00a0dowladii \u00a0somalia \u00a0uu \u00a0u tartamayey jagada madaxweynaa \u00a0ee \u00a0uu \u00a0 ka dhex heley cod ka yar 9 cod iyadoo \u00a0 in kabadan somalidu 20 sano \u00a0idaacadaa \u00a0aad uga dhageysan jirtey \u00a0qof walibana uu \u00a0 u arkaayey mid \u00a0u noqonkara somalida hogaamiye .<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div>waxa isweydiin leh \u00a0 \u00a0waa maxay \u00a0sababtii \u00a0ay \u00a0u dooran waayeen \u00a0? ama uu \u00a0khatar ugu noqon wayey musharaxintii wareega dambe isla gaadhey?<\/div>\n<div><\/div>\n<div>waxaaanu jawabahaas oo sax ah \u00a0 si taxana ah ugu \u00a0soo ban dhigi doonaa \u00a0maqaalo joogta ah warbaahinta \u00a0xogta ururisa ee dadweynaa \u00a0ka haqab tirta ee gudbisa fikirka muwaadinka<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Qalinkii: Eng. Mukhtaar Yuusuf Axmed<\/div>\n<div><span class=\"gI\"><span class=\"go\">wariyeboqore@gmail.com<\/span><\/span><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof.ahmed ismacil samatar sheekada siyaasadu yaqaney,sidu cabdi falash u yaqaney sheeko caruureeda Q.W: Eng.Mukhtaar Yuusuf waxay dad badan \u00a0oo reer somaliland ka dhursugayeen \u00a0prof.ahmed ismaciil samatar \u00a0talaabaduu \u00a0ku muujin doono \u00a0siyaasada u khaaska ah \u00a0ee aan ahayn \u00a0ta siyaasada madadaalada \u00a0iyo xisbiguu \u00a0ka soo dhex muuqan doono , waxa se uu ka soo dhex muuqdey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17\/revisions\/19"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}