{"id":17065,"date":"2019-02-14T19:50:47","date_gmt":"2019-02-14T19:50:47","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17065"},"modified":"2019-02-14T19:55:36","modified_gmt":"2019-02-14T19:55:36","slug":"af-soomaaliga-marxaladda-maanta-iyo-jiritaankiisa-mustaqbalka-wq-khaalid-bulshaawi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17065","title":{"rendered":"Af Soomaaliga: Marxaladda Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbalka. WQ: Khaalid Bulshaawi"},"content":{"rendered":"\n
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer\nsoo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii ayay dawladii soomaaliyeed shaacisay\nhadal aad loogu farxay oo ahaa in guud ahaan qoomiyada Soomaaliyeed ay yeelan\ndoonaan Afka ay ku hadlaan oo qoran ama Leh Tixraac xuruufeed kaas oo\nFududaynaya waxbarashada Islamarkaana xoojinaya aqoonta iyo Akhriska soomaalida\nmaadaama Xiligaas wixii ka horeeyay ay Soomaalidu ahayd bulsho afkooda ku\nHadasha balse aan lahayn wax Qoraal ah.
\n
\nDawladii kacaanka ayaa dedaal Badan ku bixisay horumarinta af Soomaaliga iyagoo\nisku dayay in uu La mid noqdo afafka kale ee dunida Waxaana ay dad badani\nxusuusan Yihiin ololihii qorista iyo akhrinta af Soomaaliga.
\n
\n
\nHase yeeshee burburkii soo gaadhay Qarankii iyo dawladii soomaaliyeed \nAyaa dhibaato dhinacyo badan ah u Horseeday qoomiyada soomaalida Waxaana afka\nsoomaaligu uu kamid Uahay dhibanayaasha ay Dhibaatadaasi saamaysay.
\n
\nLaakiin khuburo kamida Aqoonyahanada ku xeeldheer Culuumta luuqadaha ee soomalida\nah Ayaa sheegay in marxalad aad u Hoosaysa uu marayo af soomaaligu Isla\nmarkaana walaac iyo werwer Laga qabo jiritaankiisa mustaqbal.
\n
\nDedaalo badan iyo daraasado door ah Ayaa lagu gorfeeyay  dajinta naxwaha\nAfka soomaaliga sida  Magac, fal, Fal-kaab, Magac u yaal, Sifo,\nhadana  Sidaasi oo ay tahay wali naxwaha iyo Erayaduba waa qabyo.
\n
\nQarnigan (21 – aad ) oo isdhexgalka Dunida iyo bulshooyinku ay meel sare \nmarayso maadaama tiknoolajiyada Iyo aaladaha casriga ah ee caalamka kusoo\nkordhay ay fududeeyeen in dadyoowga caalamka oo dhan ay hal Meel ku wada\nxidhiidhi karaan ama Iska arki karaan amase ay ka wada Hadli karaan.<\/p>\n\n\n\n
Loolanka wajiyada badan  iyo tartanka ka dhaxeeya\ndalalka dunida waxa kamid ah fidinta iyo balaadhinta luuqadahooda inkasta oo cilmiga\niyo aqoontu ay qofkasta muhiim u tahay  hadana waxa xusid mudan in la kala\nsaaro oo aan la isku qaldin macnayaasha aqoonta iyo afka ama luuqada.<\/p>\n\n\n\n
Sida aynu ognahay aqoontu waa mid guud oo ka dhaxaysa\numadaha aduunyada ku nool mana jirto cid gaar u sheegata lahaanshaheeda balse\nluuqada ama afka hooyo waa astaan iyo calaamad ka turjumaysa jiritaanka\nqoomiyadeed ee qayb kamida bulshooyinka dunida wadan kastaana wuxuu gaar u\nleeyahay luuqad u gaar ah.
\n
\nTaariikhda iyo sooyaalka nololeed ee umadaha waxa lagu qeexaa ama ay qiimo ku\nleeyihiin luuqadooda,
\n
\nLuuqadu waa jiritaanka asliga ah iyo sawraca tilmaameed ee qoomiyadaha dunida.
\n
\nMarkasta oo bulshadu yaraso adeegsiga afkaartooda ama ka qayb qaadashada\nharumarinta iyo kobcinta waa Astaamaha lagu garto burburka luuqada iyo\ncalaamadaha  ugu danbayn sababa in luuqadaasi ay ka baxdo khariirada\nluuqadaha dunida.
\n
\nHadaba aqoonyahano badan ayaa ka walaacsan sii jiritaanka luuqadeena maadaama\noo xukumadaha,ganacsatada iyo dhalinyarada dambe ayna xooga saarin ama dedaal\nbadan ku bixinin luuqada af soomaaliga.
\n
\nUgu dambayn
\n
\nKa qayb qaado horumarinta iyo hiilka hantidaada iyo hantida qoomiyadaada oo ah\nafkaaga hooyo jiritaankiisa.
\n
\nWaxa qorey khaalid abdi muhumed ( Bulshaawi)
Gacanlibaaxnews masuul ka ma aha habka iyo curinta qoraalkan, ee waa fikir iyo aragti u gaar ah qoraha. Waxa se Gacanlibaaxnews masuuliyadi ka saran tahay hubinta iyo ka la haadinta ka hor inta aanan idiin soo baahin qoraalka. <\/figcaption><\/figure>\n\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii ayay dawladii soomaaliyeed shaacisay hadal aad loogu farxay oo ahaa in guud ahaan qoomiyada Soomaaliyeed ay yeelan doonaan Afka ay ku hadlaan oo qoran ama Leh Tixraac xuruufeed kaas oo Fududaynaya waxbarashada Islamarkaana xoojinaya aqoonta iyo Akhriska soomaalida […]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17066,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-17065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17065"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17069,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17065\/revisions\/17069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}