{"id":1710,"date":"2016-09-25T07:39:51","date_gmt":"2016-09-25T07:39:51","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1710"},"modified":"2016-09-25T07:39:51","modified_gmt":"2016-09-25T07:39:51","slug":"kooxda-al-shabaab-oo-markii-ugu-horeysay-soo-bandhigay-ciidamo-tiro-badan-oo-ka-soo-gostay-dowlada-somaliya-kuna-soo-biiray-xarakada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1710","title":{"rendered":"Kooxda Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horeysay Soo Bandhigay Ciidamo Tiro Badan Oo ka Soo Gostay Dowlada Somaliya Kuna Soo Biiray Xarakada  Al- Shabaab."},"content":{"rendered":"<h1>Kooxda Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horeysay Soo Bandhigay Ciidamo Tiro Badan Oo ka Soo Gostay Dowlada Somaliya Kuna Soo Biiray Xarakada\u00a0 Al- Shabaab.<\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta degaanka Galcad ee gobolka Galgaduud ku soo bandhigtay lixdameeyo askari oo ay sheegeen iney ka soo goosteen ciidanka dowladda Somalia.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad1.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/>Gudoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan Gobolka Galgaduud Shiikh Xasan Yacquub Cali ayaa sheegay in ciidanka soo goostay ay sidoo kale wateen hubkooda oo u badnaa qoryo, ayna si wanaagsan u soo dhoweeyeen isagoo aan faahfaahin ka bixin qaabka ay suuragashay in ciidamo tiradoodi intaas le\u2019eg tahay ay mar kaliya isa soo dhiibaan.<\/p>\n<p>Shiikh Xasan Yacquub Cali ayaa intaa ku daray in ciidanka isku soo dhiibay ay tiradoodu gaareyso 60 askari kuwaasoo uu xusay iney inay Alle u towbad keeneen.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Al-Shabaab ay cafis u fidisay raggaasi, maadaama ay isaga soo baxeen ciidamada dowladda Somalia sida uu warka u dhigay.<br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\nGudoomiyaha gobolka Sh\/dhexe u qaabilsan Al-shabaab Shiikh Yuusuf Ciise (Kaba Kutukade) oo ku sugnaa goobtaas ayaa ashahaadada u qabtay raggan la soo bandhigay.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa toddobaadkii hore dib ula wareegay degaanka Galcad ka dib markii ay isaga baxeen Ciidanka Itoobiya iyo kuwii dowlada ee la socday.<\/p>\n<p>Warbaahinta taageerta Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawirro laga qaaday raggan la sheegay iney goosteen ciidamada dowlada inkastoo aysan wadan dareyska ciidamada dowlada yaqaano.<\/p>\n<p>Dowlada Soomaaliya ayaan illaa hadda ka hadlin raggan Al-shabaab ay soo bandhigeen iney ka tirsanayeen ciidankooda iyo in kale.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad2.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad3.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad4.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad5.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad6.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad7.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad8.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad9.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad10.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad11.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/galcad12.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horeysay Soo Bandhigay Ciidamo Tiro Badan Oo ka Soo Gostay Dowlada Somaliya Kuna Soo Biiray Xarakada\u00a0 Al- Shabaab. &nbsp; Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta degaanka Galcad ee gobolka Galgaduud ku soo bandhigtay lixdameeyo askari oo ay sheegeen iney ka soo goosteen ciidanka dowladda Somalia. Gudoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan Gobolka Galgaduud Shiikh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1711,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1710","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1710","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1710"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1712,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1710\/revisions\/1712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1711"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}