{"id":17164,"date":"2019-03-04T18:28:06","date_gmt":"2019-03-04T18:28:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17164"},"modified":"2019-03-04T18:28:53","modified_gmt":"2019-03-04T18:28:53","slug":"wejiga-labaad-ee-mashruuca-biyo-ballaadhinta-hargeysa-oo-la-dhagax-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17164","title":{"rendered":"Wejiga Labaad Ee Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa Oo La Dhagax-dhigay"},"content":{"rendered":"\n<p>Hargeysa-(GLN): Wejiga labaad ee mashruuca lagu ballaadhinayo biyaha Hargeysa, oo ay ku baxayso ku dhawaad $48 milyan dollar, ayaa maanta laga dhagax-dhigay.<\/p>\n\n\n\n<p>Mashruucan oo ay maalgelinayso dawladda Jarmalku, ayaa loo abbaartu tahay samaynta berkedihii waa weynaa ee degmooyinka ee biyaha kaydinayey sii na qaybinayey, iyada ay ka faa&#8217;idaysan doonaan ku dahwaan 400, 000 oo qof. Sida ay sheegeegay maal u hadlayey dawladda Jarmalka, oo ka hadlayey xafladda dhagax-dhigga.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Mashruuca Wejiga 2Aad Biyo Balaadhinta Hargaysa\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gx_MRNb4OGI?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Dhagaxdhig.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-17165\" width=\"478\" height=\"220\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Dhagaxdhig.jpg 728w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Dhagaxdhig-300x138.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 478px) 100vw, 478px\" \/><figcaption>Gacanlibaaxnews<br>News Desk<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(GLN): Wejiga labaad ee mashruuca lagu ballaadhinayo biyaha Hargeysa, oo ay ku baxayso ku dhawaad $48 milyan dollar, ayaa maanta laga dhagax-dhigay. Mashruucan oo ay maalgelinayso dawladda Jarmalku, ayaa loo abbaartu tahay samaynta berkedihii waa weynaa ee degmooyinka ee biyaha kaydinayey sii na qaybinayey, iyada ay ka faa&#8217;idaysan doonaan ku dahwaan 400, 000 oo qof. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17165,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17164"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17166,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17164\/revisions\/17166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}