{"id":17189,"date":"2019-03-06T18:06:07","date_gmt":"2019-03-06T18:06:07","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17189"},"modified":"2019-03-06T18:06:07","modified_gmt":"2019-03-06T18:06:07","slug":"hargeysa-2-nin-oo-maxkamadda-racfaanku-ku-xukuntay-8-sano-iyo-625-kun-oo-dollar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17189","title":{"rendered":"Hargeysa: 2 Nin Oo Maxkamadda Racfaanku Ku Xukuntay 8 Sano iyo $625 Kun Oo Dollar"},"content":{"rendered":"\n<p>Hargaysa-(GLN): Maxkamadda Racfaanka ee gobalka Maroodijeex, ayaa maanta xukun 8 sanno oo xadhig ah iyo $625 kun oo Dollar ku riday laba nin oo la ka la yidhaahdo macallin Cabdiqaadir Nuur Maxamuud iyo Abwaan Baashe Xassan Maxamed, oo lagu soo oogay dhawr eedood oo ay ka mid ahaayeen in ay googooyeen xadhko ay leedahay shirkada Somcable, isla markaana ay aflagaadeeyen madaxweynaha Somaliland, oo ay ku sheegeen &#8220;Muuse Shaani&#8221;.<\/p>\n\n\n\n<p>Qareenka u doodaayey labada nin, ayaa warbaahinta u sheegay in xukkunkaasi yahay mid sharciga baal marsan, is la markaa na dhawr jeer la beddelay denbiga lagu soo eedeeyey.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Hargeisa : 2 Eedaysane oo lagu xukumay 8 sano iyo $600 kun kadib markii dambi lagu helay.\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zTJ2IMraJJ4?start=40&#038;feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"537\" height=\"358\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Maxkamadda-R-1.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-17191\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Maxkamadda-R-1.jpg 537w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Maxkamadda-R-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 537px) 100vw, 537px\" \/><figcaption>Gacanlibaaxnews<br>News Desk<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa-(GLN): Maxkamadda Racfaanka ee gobalka Maroodijeex, ayaa maanta xukun 8 sanno oo xadhig ah iyo $625 kun oo Dollar ku riday laba nin oo la ka la yidhaahdo macallin Cabdiqaadir Nuur Maxamuud iyo Abwaan Baashe Xassan Maxamed, oo lagu soo oogay dhawr eedood oo ay ka mid ahaayeen in ay googooyeen xadhko ay leedahay shirkada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17190,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17189","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17192,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17189\/revisions\/17192"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17190"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}