{"id":17193,"date":"2019-03-10T14:38:36","date_gmt":"2019-03-10T14:38:36","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17193"},"modified":"2019-03-10T18:36:43","modified_gmt":"2019-03-10T18:36:43","slug":"149-ruux-oo-ku-dhintay-diyaarad-itoobiya-leedahayd-oo-burburtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17193","title":{"rendered":"157 Ruux Oo Ku Dhintay Diyaarad Itoobiya Leedahay Oo Burburtay"},"content":{"rendered":"\n<p>Addis Ababa-(GLN): Sida ay shaaciyeen masuuliyiinta shirkada dayuuraha Itoobiya, 149 qof iyo 8  shaqaalihii diyaaradda ahaa, ayaa saaka ku dhintay diyaarad ku dhacday meel 40 mayl bari-koonfureed kaga beegan magaalada Addis Ababa.<\/p>\n\n\n\n<p>Diyaaraddan oo nooceedu ahaa Boeing 737 800 Max, oo 8:38 am ka kacday garoonka diyaaradaha ee Addis Ababa, ayaa lix miridh markii ay hadawa ku jirtay xidhiidhkeeda la waaywey, ka dib na waxa lagu war helay inay dhacday, iyada oo dadkii iyo shaqaalihii saar naa cidi aaanay ka badbaadin, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta shirkadda dayuuradaha ee Iroobiya.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fosl3-2.fna.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/53421845_10157624718648484_1099970386117787648_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent.fosl3-2.fna&amp;oh=4540594c94669acee5f578b18b967466&amp;oe=5D0ED836\" alt=\"Image may contain: text\"\/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Ethiopian-airlines-Tadias-Mag.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-17194\" width=\"453\" height=\"295\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Ethiopian-airlines-Tadias-Mag.jpg 640w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Ethiopian-airlines-Tadias-Mag-300x196.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 453px) 100vw, 453px\" \/><figcaption>Gacanlibaaxnews<br>News Desk<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<table class=\"wp-block-table\"><tbody><tr><td><\/td><\/tr><tr><td><\/td><\/tr><\/tbody><\/table>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa-(GLN): Sida ay shaaciyeen masuuliyiinta shirkada dayuuraha Itoobiya, 149 qof iyo 8 shaqaalihii diyaaradda ahaa, ayaa saaka ku dhintay diyaarad ku dhacday meel 40 mayl bari-koonfureed kaga beegan magaalada Addis Ababa. Diyaaraddan oo nooceedu ahaa Boeing 737 800 Max, oo 8:38 am ka kacday garoonka diyaaradaha ee Addis Ababa, ayaa lix miridh markii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17194,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17193"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17208,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17193\/revisions\/17208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17194"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}