{"id":17261,"date":"2019-03-31T17:05:07","date_gmt":"2019-03-31T17:05:07","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17261"},"modified":"2019-03-31T17:05:07","modified_gmt":"2019-03-31T17:05:07","slug":"wasiir-khaliil-oo-xalliyey-dacwad-u-dhexaysay-garyaqaan-iyo-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17261","title":{"rendered":"Wasiir Khaliil Oo Xalliyey Dacwad U Dhexaysay Garyaqaan Iyo Sheekh"},"content":{"rendered":"\n<p>Hargeysa-(GLN): Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta ee Somaliland sheekh Khaliil Cabdillaahi, ayaa maanta sheegay in uu xalliyey, oo uu heshiisiiyey dacwad u dhexaysay garyaqaan Guuleed Dafac iyo sheekh Cabdiraxmaan Dheere. <\/p>\n\n\n\n<p>Waxa ay dacwaddaasi salka ku haysay, ka dib markii uu garyaqaan Guuleed shalay xeer ilaalinta Somaliland u gudbiyey dacwad ka dhan sheekh Cabdiraxmaan Dheere, oo garyaqaanku ku eedeeyey in uu maalintii Jimcihii khudbad uu jeediyey sheekhu in uu wax kaga sheegay isaga, is la markaa na uu dadka ku diray.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"DEG-DEG Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Soo Afjaray Dacwadii U Dhaxaysay Sheekh Abdirahman dh\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/CcXpdqoY5xo?start=166&#038;feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"396\" height=\"320\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Sheekh-Khaliil.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-17262\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Sheekh-Khaliil.jpg 396w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Sheekh-Khaliil-300x242.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 396px) 100vw, 396px\" \/><figcaption>Gacanlibaaxnews<br>News Desk<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(GLN): Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta ee Somaliland sheekh Khaliil Cabdillaahi, ayaa maanta sheegay in uu xalliyey, oo uu heshiisiiyey dacwad u dhexaysay garyaqaan Guuleed Dafac iyo sheekh Cabdiraxmaan Dheere. Waxa ay dacwaddaasi salka ku haysay, ka dib markii uu garyaqaan Guuleed shalay xeer ilaalinta Somaliland u gudbiyey dacwad ka dhan sheekh Cabdiraxmaan Dheere, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17262,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17261","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17261","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17261"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17261\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17263,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17261\/revisions\/17263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17262"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}