{"id":17294,"date":"2019-04-10T22:17:36","date_gmt":"2019-04-10T22:17:36","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17294"},"modified":"2019-04-10T22:17:36","modified_gmt":"2019-04-10T22:17:36","slug":"xisbiga-waddani-iyo-ciidanka-qaranka-somaliland-oo-hadallo-is-dhaafsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=17294","title":{"rendered":"Xisbiga WADDANI Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hadallo Is Dhaafsaday"},"content":{"rendered":"\n
Hargeysa-(GLN): Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka biyo diiday jawaab celin uga timi ciidanka qaranka Somaliland, oo qoonsaday eedayn uu hore ugu jeediyey afhayeenka xisbiga WADDANI.<\/p>\n\n\n\n
Eedaynta uu xisbigu u jeediyey Taliska Ciidanka Qaranka, ayaa salka ku haysay in la baal maray waraaqo ka soo ka la baxay wasaaradda Maaliyadda iyo Taliska Ciidanka Qaranka, kuwaas oo xisbiga loogu ogolaaday in afar iyo toban dirays ciidanka ah, ay ilaalada guddoomiyaha xisbiga WADDNI, oo mudaawin ugu deeqay ay Saylac ka soo qaadan karaan, cashuur la’aan na dalka ku soo gelin karaan. Waxa ay arrintaasi sababtay in gaadhigii guddoomiye Cabiraxmaan Cirro ay booliska la wareegaan.<\/p>\n\n\n\n
Halkan hoose ka daawada hadalladii ay is dhaafsadeen xisbiga WADDANI iyo Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland.<\/p>\n\n\n\n
<\/p>\n\n\n\n
<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n
\n
\n
\n<\/p>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"
Hargeysa-(GLN): Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka biyo diiday jawaab celin uga timi ciidanka qaranka Somaliland, oo qoonsaday eedayn uu hore ugu jeediyey afhayeenka xisbiga WADDANI. Eedaynta uu xisbigu u jeediyey Taliska Ciidanka Qaranka, ayaa salka ku haysay in la baal maray waraaqo ka soo ka la baxay wasaaradda Maaliyadda iyo Taliska Ciidanka Qaranka, […]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":17295,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17296,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17294\/revisions\/17296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17295"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}